wararka Caalamka Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….

Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)…. »

                Muqdisho Allkisima)-Dagaallo culus ayaa saaka dib uga qarxay Degmada Boondhere ee Magalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeya Shabab iyo TFG-da oo ay taageerayaan Ciidamada AMISOM . Iska hor imaadkani ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka...

September 5 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Muqdisho:-Madaxweyne Shariif Oo Maanta War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Dastuurka Qabyada Ah Ee SOM…

Muqdisho:-Madaxweyne Shariif Oo Maanta War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Dastuurka Qabyada Ah Ee SOM… »

                  Muqdisho Allkisima)-Madaxweynaha DFKMGS/ oo war qoraal ah ka soo saaray dastuurka cusub ee qabyada ah, wuxuuna qoraalka Madaxweynuhu u dhignaa sidan. Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Goaan ka Gaari kara...

September 4 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Egypt:-Dowladda Massar Oo Ugu Baaqday Garabyada Soomaaliya Isku-haya In Ay Is-xak….

Egypt:-Dowladda Massar Oo Ugu Baaqday Garabyada Soomaaliya Isku-haya In Ay Is-xak…. »

                  Qaahira Allkisima)-Warar ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya xilligan oo ay dagaalada ragaadiyeen. War murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda arrimaha Dibadda oo uu ku...

September 4 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Wararka Somaliya

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!! »

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!

                Marka Allkisima)-Maamulka ka arrimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo...

Sep 6 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Kenya:-Booliska Keenya Oo Xabsiga U-taxaabay Wariye(Xabiib Suleymaan)-Ka-dib-Markii…. »

Kenya:-Booliska Keenya Oo Xabsiga U-taxaabay Wariye(Xabiib Suleymaan)-Ka-dib-Markii….

                                  Mombasa Allkisima)-Booliska dalkan Kenya u qaabilsan la dagaallanka iyo ka hortaga argagixisada ayaa xirey weriye u dhashay dalkan Kenya kaasoo lagu tuhmay ku-lug...

Sep 6 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

J/Land:-Dumarka Ku-dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey,Ka-dib… »

J/Land:-Dumarka Ku-dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey,Ka-dib…

                               Kismaayo Allkisima)-Horjoogaha degmada Maleeshiyaadka (Al-Shabaab-kismaayo) Xasan Yacquub, ayaa amar uu soo saaray kaga mamnuucay haweenka magaalada in ay qeyb ka noqdaan shaqaalaha ku...

Sep 6 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Muqdisho:-Malleeshiyaadka Taba-barka Soo Dhammeystay Oo Maanta Shacabka Muqdisho Ka Yaabiyey(Ammankaag!!!)Daawo Sawirrada…. »

Muqdisho:-Malleeshiyaadka Taba-barka Soo Dhammeystay Oo Maanta Shacabka Muqdisho Ka Yaabiyey(Ammankaag!!!)Daawo Sawirrada….

                Muqdisho Allkisima)-Malleeshiyaadka uu taba-barka usoo dhammaaday maanta ayaa ka yaabiyey shacabka reer muqdisho waxaana qeybo muqdisho ka mid looga soo dhoweeyey si cajiib...

Sep 5 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »
Ciyaaraha

Rio De Janeiro:-Pele-Oo Kula Taliyey Neymar In Uusan Ka Mid Noqon Kooxda(Chelsea)…. »

Rio De Janeiro:-Pele-Oo Kula Taliyey Neymar In Uusan Ka Mid Noqon Kooxda(Chelsea)….

                  Capetown Allkisima)-Pele ayaa u sheegay xiddiga da’da yare ee reer Brazil Neymar inuu ku qaldanaan doono hadii uu go’aansado inuu aado kooxda Chelsea si uu ugu ciyaaro horyaalka Premier League. Chelsea waxey ku soo warantay dhawaan iney dooneyso Neymar, laakiin rugcadaaga Brazil ee Pele ayaa...

Aug 20 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Germany:-Mr:-Robben Oo Helay Abaal-marinta Cayaar-yahanka Ugu Wanaagsan…. »

Germany:-Mr:-Robben Oo Helay Abaal-marinta Cayaar-yahanka Ugu Wanaagsan….

                  Capetown Allkisima)-Ciyaaryahanka baalka kaga ciyaara Bayern Munich ee reer Dutch Arjen Robben ayaa loo doortay inuu laacibka ugu fiican horyaalka dalka Germalka ee Bundesliga xilli ciyaareedka 2009/10, waxaa abaalmarintaasi siisay wargeyska ugu ciyaaraha ka hadla ee Kicker. 26-sano jirkaasi – oo ciyaaraha ka maqnaan doona...

Aug 10 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Mombasa:-Tartan Ciyaareed K/Cagta Ah Oo Maanta La Soo Gab-gabeeyey(Finale)-Jaaliyadda SOM-(Daawo-Sawirrada)…. »

Mombasa:-Tartan Ciyaareed K/Cagta Ah Oo Maanta La Soo Gab-gabeeyey(Finale)-Jaaliyadda SOM-(Daawo-Sawirrada)….

            Mombasa Allkisima)-Waxaa maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegantahay 8da bisha August 2010 lagu soo gaba gabeeyey magaalada Mombasa koobka Jaaliyada soomaaliyeed ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya. Cayaarahan K/Cagta Oo ka Bilaawday magaalada Mombasa taariikhdu  markeey ku-beegneeyd 13ka bisha July 2010ka. Cayaarhan Oo...

Aug 8 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Newyork:-Thierry Henry Oo Sheegay In Mar Dambe Uusan U-safan Doonin Qaranka Dalkiisa Fran…. »

Newyork:-Thierry Henry Oo Sheegay In Mar Dambe Uusan U-safan Doonin Qaranka Dalkiisa Fran….

                              Capetown Allkisima)-Weeraryahanka kooxda New York Red Bulls Thierry Henry ayaa sheegay inuusan mar danbe u ciyaari doonin xulka qaranka France xitaa hadii macalinka cusub ee xulkaasi Laurent Blanc uu ka codsado inuu dib ugu soo laabto. Henry ayaa ku dhawaaqay markii xulkiisa uu fadeexad kaga...

Aug 3 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Sweden:-Wakiilka Zonka 4aad Ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Oo U-hambalyeeyey qaabkii Doorashadii XSKC …!!! »

Sweden:-Wakiilka Zonka 4aad Ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Oo U-hambalyeeyey qaabkii Doorashadii XSKC …!!!

                    Stockholm Allkisima)-Maxamed Muuse Cabdi (Jabroos) oo ah Wakiilka Zonka 4aad ayaa wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay qaabkii ay u dhacday Doorashadii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta. “Anigoo ah Maxamed Muuse Cabdi “Jabroos” oo...

Jul 26 2010 / Fikrad Malahan / Sii Akhri »

Xayeeysiis

Diinta NBI-Kororso-Aqoontaada Diini & Maaddi-(Su’aalo & Jawaabo)….

NBI-Kororso-Aqoontaada Diini & Maaddi-(Su’aalo & Jawaabo)….

              Nairobi Allkisima)-Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay shabakaddan(Allkisima)-By/Xaaji Miraaf/NBI.the-webmaster@allkisima.com 1-Su’aal Sheeg...

Aug 18, 2010 / Sii Akhri »
wararka Caalamka Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….

Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….

                Muqdisho Allkisima)-Dagaallo culus ayaa saaka dib uga qarxay Degmada Boondhere ee Magalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeya Shabab iyo TFG-da oo ay taageerayaan Ciidamada AMISOM . Iska hor imaadkani ayaa waxaa la isku...

Sep 5, 2010 / Sii Akhri »
Maqaallo Muqdisho:-Qiimaha Bani’aadmka Oo Gaaray Meeshii Ugu Hooseeysay!!!

Muqdisho:-Qiimaha Bani’aadmka Oo Gaaray Meeshii Ugu Hooseeysay!!!

                  Muqdisho Allkisima)-Magaalada Muqdisho ee ay dagaaladu ragaadiyeen ayaa waxa ay noqotay meel qiimaha Bini’aadamku uu meeshii ugu hooseesay gaaray. Dagaallada aan dhamaadka laheyn oo Muqdisho ka dhacaya ayaa waxa ay galaafteen kumaankun qof,...

Sep 1, 2010 / Sii Akhri »
Wararka Somaliya G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!

                Marka Allkisima)-Maamulka ka arrimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS. Horjoogaha Maamulka Al-shabaab ee gobolka...

Sep 6, 2010 / Sii Akhri »
Xayeeysiis

Ka raadi keyda

Search by Date
Search by Category
Ka raadi Google

Somali Links

    Tag Cloud

    © 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)