Kenya/Ciid-Mubaarak!!!!!!!!!!!/Raas-wadaag-People-J/land…

Waxaa Qoray Admin on Nov 6th, 2011 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's_Ciidul-Adxaa-1-JPG.

 Kisumu-(Allkisima)-Bahda Shabakaddan-allkisima waxa ay salaan Ciidul-adxaaga ka tarjumeysa gaarsiinayaa dhammaan qurbo-joogta Reer J/Land-kuwa hurda iyo kuwa soo jeeda,waxaana ay leeyihiin(Ciidda Ciiddeeda kale ku-gaara cimri dheer iyo caafimaad & Cibaado-wanaagsan.

             Intaa ka DIB.

Salaan ciideed waxaa shabakaddan soo gaarsiiyey-mr-Axmed Max’ed Muumin-(A-Nuur-Qalbi)-oo isagu ku sugan dalka sweden Waxaana ay u qorantahay sidan.

From: Ahmed-nur mohamed mumin <ahmednur.muminsson@hotmail.com

>
Subject: Hambalyo
Message Body:
Waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan haddii aad tihiin bahda allkisima maamulkiina iyo shaqaalahiinaba, waxaad mudan tihiin maalmahan oo kale inaan idinla qeybsano damaashaadka ciiddan qiimiga badan,sidoo kale waxaad hambalyo ku aadan ciidan iga gaarsiisaan bahda isportiga guud ahaan gaar ahaan kuwii barisamaadka aan ku soo wada cayaarnay garoomada kala ah:- kabganka,jaanka, liido,hunuuda,delroko,ceelcaafimaad iyo naadiyadi aan u soo cayaaray ee kala ahaa farjanno,shareero,dowladda hoose,ENB,wagad.Ciid wanaagsan waa Ahmed-nur Qalbi oo idin ciid wanaagsan meelaad joogtaanba saaxiibayaal,si gaar macallin miiraaf ciid wanaagsan.
 Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka/
Kisumu-town/Kenya.
Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)