J/LAND-“Kisima”-Imaanshiyaha-Gacan-Ku-dhiigle-Axmed Cumar-Jees Ee Kismaayo Waxa Ay Astaan-U-Tahay Gunnimada Beesha Harti-Ee J/Land!!!..Saba-baha!!!…Iyo..Falanqeyn…

Waxaa Qoray on Feb 2nd, 2018 and filed under wararka Caalamka, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo🙁Allkisima)-Sida La Wada Ogsoonyahay Gacan-Ku-dhiigle -Jess Ayaa In-dhawaalaba Ku Sugan Magaalada Kismaayo,waxaana Dad Badan Ay Is-weydiinayaan sababha keenay Xilligan Kismaayo.

Sida Ay Taariikhdu Qoreyso Gacan-kudhiigle Jees Waxaa Kismaayo uu ku Laayey Odayaal boqollaal Gaaraya Sannaddii 1992dii oo Iyagu Ka Soo Jeeda Beesha Hartiga,waxaana Ay Isugu Jireen  Dadka uu Laayey Odayaal,dhallinyaro Haween Aqoonyahan iyo Carruur.

Col:_Axmed Xaashi waa Sarkaalkii Labaad Ee Ka Qeyb-Qaatay Leynta Maatada Harti sannaddii 1992dii.ee Lagu Laayey inta u-dhexeysa Garoonka diyaardaha kismaayo & Tuulada QOD-QOD.

 

Waxaa Xusid Mudan  Ay Taariikhdu Qoreysaa Inuu Ahaa Shakhsiga Kaliya Ee Ku Abtirsada Beesha Daarood,ee qaatay Taladii General Ceydiid,xilligaas waxaana Go’aankiisa Uu Ahaa Leynta Dadkas Loo Yaqaan Hartiga,Gaar Ahaan Beesha Majeerteenka,oo Iyagu Dhaqankooda uu Yahay (Iska-Dabashaqeynta).

Dhanka kale waxaa jira warar hoose oo sheegaya in uu u yeeray Axmed Madoobe,waloow aan la hubin,waxaana wararka ay tibaaxayaan in ay go’aan ku gaareen mar ay kulan qarsoodi ku yeesheen Beelaha Ogaadeen,Max’ed Subeer “Reer Isaaq & Reer C/lle” kuna heshiiyeen in  Maamulka Kismaayo uusan Dhinac u dhaafin,oo Si dhab ah oo wada-jir Ah Looga Hortago Marna In Aanay Kismaayo Maamulkeeda uusan gacanta u-gelin Beesha “HARTI”-Gaar Ahaan(Majeerteen).

Sidoo Kale waxaa jira ilo muhiim ah oo sheegaya in Aqoonyahanno ka soo Jeeda in beelaha ay ka soo jeedaan Axmed Madoobe & Jees in Loo diyaarinaayo in ay ka qeyb-Galaan doorashada soo Socota ee Ka dhici doonta Kismaayo,taasoo durbadiiba La Arkay Nin aan ku dhalan deegaanka uu durba ka sheego idaacadaha la iska Arko ama TVYADA Inuu diyaar U Yahay Xaaladda hoggaan Ee dekadda & Aireporka,waana Mr-“CIIL-MOOGE”.Wasiirkii Hore wwarfaafinta Dowladdii Dr:-Saacid Shirdoon.

Waxaa Kale oo xusid Mudan in jees leynta odayaasha Haweenka Aqoonyahannada iyo Carruurta  uu ku weheliyey Ninka Lagu Magacaabo Axmed Xaashi,oo mr-Axmed Madoobe uu ku daray liiska Xildhibaannada Maamul-kusheegga Axmed Madoobe ee aan dhaafsiisneyn Dekadda & Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

Dhinaca Kale Maalmaha Soo Socda Shabakaddan Allkisima.com waxa Ay Soo Bandhigeysaa Magacayadii Dadkii ay Laayeen  “ITHIOPIAN MAN JEES”…& Axmed Xaashi-(Afweyne).

Ugu dambeyntiina waxaa La wada-ogsoonyahay in Magaalada Kismaayo ay soo Martay Maamullo Kala Geddisan Sida General Morgan,Beesha SADE Oo Habar-gidir Dabada Ka riixeyso,Al-Shabaab,Marna Laguma Arkin ETHIOPIAN JEES Magaalada Kismaayo,Maxaa Maanta Keenay,waa Su’aal Is-weydiin Mudan,waana Arrin dhalin Karta Dagaal Sokeeye Oo Hor Leh oo u Dhexeeya Harti Iyo Ogaadeen,oo weliba dagaalka waxaa uu noqon Karaa dagaalkii sannadihii 1919kii-1924kii ,iyo xudduuddihii dib loogu laabto.(SOOYAA).

Allkisima News  Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiisk/Istanbuul….Full J/Land History.

Categories: wararka Caalamka, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)