SOM-J/Land-Maamulka Xilligan Ka-Dhisan Kismaayo oo uu Mr-Axmed-Madoobe Hoggaamiyo Oo-Qado U-Sameeyey R/wasaare Kheyre Iyo-Golihiisa!!….Warbixin & Sawirro….

Waxaa Qoray on Jul 14th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

R/WASAARE Kheyre Oo Caano Geel Isku Dal-dalaaya-2-JPG.

R/WASAARE Kheyre Oo Caano Geel Isku Dal-dal-daaya-2-JPG.

 Kismaayo🙁Allkisima)_R/Wasaarah X.F.SOMALIA Dr:-Xassan Cali Kheyre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey hoggaamiyaha -Maamulka degmada Kismaayo Mr-Axmed Madoobe.

                                                            Hoggaanka Maamulka degmada Mr-Axmed Madoobe ayaa sheegay in qada-dani ay tilmaam u tahay sida ay xilli waliba kismaayo iyo shacabkeedu ugu heelan yihiin wada-jirka iyo is-dhexgalka bulshada Soomaaliyeed.

Axmed Madoobe oo Caano Geel Isku daldalaaya-1-JPG.

Axmed Madoobe oo Caano Geel Isku dal-dalaaya-1-JPG.

Dhanka kale R/Wasaaraha ayaa aad uga mahadceliyey Mr-Axed Madoobe iyo dhammaan ragga maamulkiisa ka tirsan is-xilqaankooda waxaana uu tilmaamay soo dhoweynta iyo martiqaadkan oo Kale inuu yahay mid ay caan ku tahay Magaalda Kismaayo

 

“Aadbaan ugu mahadcelinayaa Mr-Axmed iyo dhamaan Maamulka degmada kismaayo oo si,weyn noo soo dhoweeyey runtii qada sharaftan ay noo sameeyeen waxaanu u aragnaa qaddarin , Ixtiraam iyo sharaf ay noo hayaan bulshada reer Kismaayo”ayuu yiri R/Wasaare Kheyre.

Ugu dambeyntiina waxaa xusid mudan in R/Wasaaraha iyo wafdiga la socda ay qadada ka-dib, halkaas ku maaleen geel, waxana ay tani ka mid tahay sida ay shacabka reer kismaayo  ugu faraxsan Yihiin Imaanshiyaha Madaxda DF-SOMALIA.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Categories: Wararka Somaliya
Tags:

2 Responses for “SOM-J/Land-Maamulka Xilligan Ka-Dhisan Kismaayo oo uu Mr-Axmed-Madoobe Hoggaamiyo Oo-Qado U-Sameeyey R/wasaare Kheyre Iyo-Golihiisa!!….Warbixin & Sawirro….”

  1. Suleiman says:

    Waa arin wacan in waziirka kowaad iyo golihiisa Waamo lagu soo dhoweeyo.

    Hana ogaado in reer Jubaland waligood sidaa iyo si Ka wanaagsan ay marti soorka

    Ugu Fiicnaayeen aysan xiligaan bilaaban !

  2. Kapta says:

    Caanahaas Geela oday gaaljecel ah ayaa xoog looga soo Malay geelisa

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)