J/Land-“Kisima”-Wafdi Uu-Hoggaaminayo R/Wasaare Ku-Xigeenka Somalia Oo Kismaayo-Yimi..Warbixin..

Waxaa Qoray on Jul 12th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo🙁Allkisima)-Waxaa Goor-dhoweyd Soo Gaaray Magaalada Kismaayo Golaha Wasiirrada D/DHEXE EE SOMALIA.

Waxaa xusid mudan oo la filayaa in berri khamiista uu ka dhaco Shir ay yeelanayaan Golaha Wasiirada SOMALIA sida La rumeysanyahay.

Wafdigan kismaayo soo gaaray ayaa waxaa hoggaaminayey R.wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Max’ed Guuleed (Khadar).

Wafdigaan ayaa hordhac u ah Wafdi kale oo uu hoggaaminayo R/wasaare Xassan Cali Kheyre oo la filayo in Kismaayo uu shirka golaha wasiirrada berri yeelanayaan uu ka furo.

Ugu dambeyntina Wasiirka Amniga iyo Wasiirro kale ayaa la sheegay in R/wasaare Xasan Cali Kheyre ay raaci doonaan Saacado ka-dib Socdaalkooda Magaalada Kismaayo.

 

 

Allkisima news Desk

Xafiiska Kampala.

Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)