SOM-M/weyne Max’ed C/llaahi-Max’ed Farmaajo Oo Magacaabay-Guddiga Taakuleynta-Ciidamada-Qaranka iyo Is-casilaad Daba-Socotay!!…Warbixin..

Waxaa Qoray on Jul 9th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho🙁Allkisima)-M/weynaha DF-SOMALIA  Dr:-Maxamed C/llahi Max’ed Farmaajo, ayaa u magacaabay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,inay madax u Noqdaan gudigga taakuleynta Ciidamada qaranka.

Gen. Jaamac Maxamed Qaalib…ayaa waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga halka Sheekh Nuur Baaruud  loo magacaabay guddoomiye ku xieegnka Guddigaas.

Dhanka kale M/weyne Farmaajo ayaa guddigga hadiyad ahaan u siiyay kitaabka quraanka kariimka ah,wuxuuna kula dardaarmay inay dar ilaahay u gutaan masuuliyadda qaran ee loo magacaabay.

Waxaan mr-farmaajo uu soomaalida Ugu baaqay in ay isku tashato oo ay yeelato ciidamo difaaca dhulka,Badda iyo Cirka.

Ugu dambeyntiina Xilka Guddoomiyaha TAAKULEYNTA CIIDAMADA QARANKA Shakhsigii loo magacaabay ayaa 24-Saac Wax-ka Yar Magacaabista Ka DIB Iska-casilay Jagadaas-

Waana Mr-Jaamac max’ed Gaalib,waloow illaa iyo hadda sababta aanay Caddeyn.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)