SOM-J/Land-“Kisima”-(XOG)-Dagaalka Saaka-ka Dhacay…. Duleedka Kismaayo Oo-Been-Laga-Sheegay!!…Warbixin-Sugan…

Waxaa Qoray on Jul 5th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo🙁Allkisima)-Ilo Muhiim Ah Oo lagu Kalsoonyahay ayaa sheegaya dagaalka dhex-maray Malleeshiyada Al-shabaab iyo ciidamada J/land in ay ku geeriyoodeen ciidamo gaaraya 6-Askari kaliya.

Lixda Askari  ee ku geeriyooday dagaalka ayaa waxaa inoo xaqiijiyey dadka deegaanka in ay ka tirsanyihiin labada dhinac 3 & 3.

Dhanka kale waxa ay wararku tibaaxayaan in malleeshiyaadka  Al-shabaab laga dilay oo seddex ahaa in meydkoodii looga soo tagay goobihii lagu dagaallamay goob U-dhow Halka kuwii-Maamulka ka tirsanaana la soo qaaday oo lagu duugay aagga haanta biyaha.

Dhinaca kale waxaa jira warar sheegaya in 13-Askari oo ka tirsan in laga dilay al-shabaab taasoo iyadana been noqotay oo ay tahay BEEN.

Ugu dambeyntiina wararka sugan ee aan helnay ayaa sheegaya in dagaalka uusan dhaafsiisneen Ex- Dugisigii farsamada gacanta ee lugloow,waxaana uu socday muddo 45-daqiiqo ah.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/NBI.

 

Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)