SOM-W/Galbeed-Dekadda-Degmada Ber-bera Oo uu Dab-Xooggan Ka kacay!!… & Khasaaro-La Sheegay!!…Video & Warbixin…

Waxaa Qoray on Jun 27th, 2017 and filed under Video, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Ber-bera🙁Allkisima)-Waxa uu dab xooggan ka kacay goor-dhaweyd koontainer yaala barxada Wajaale ee dekadda Berbera.

http://

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Koonteenarkan gubanaya ayaan ilaa imika la sheegin waxa sababay dabka qabsaday iyo waxa ku jira toona.

Waxaana la tacaalaya bakhtiinta dabka ka kacay Kontainerka shaqaalaha dekadda oo ay ku jiraan kuwa dabdamiska.

Xilligan ayaa waxaa sare ukaca heer kulka magaalada Ber-bera.

Dhawaan ayay ahayd markii koontiinar uu sidan oo kale dab uga kacay kaa soo ugu dambayntii lagu guulaystay in la bakhtiiyo.

Ugu dambeyntiina waxaa la rumeysanyahay in dabkani uu noqonayaa dabkii labaad ee ka-kaca dekadda Berbera intii ay la wareegtay shirkada DPWorld.

 

Allkisima News Desk-Xafiiska/Boosaaso...Video Source-Muurinews.
Categories: Video, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)