SOM-Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabab-Oo-Baahiyey-Muuqaalka Rasmiga-Ee-Axmed Godane Amiirkoodii-Geeriyooday !..Waa Decomentry-Cajiib Ah!!…Daawasho Wacan…

Waxaa Qoray on Jun 26th, 2017 and filed under Video, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/BFtznTMYGtI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>-

Muqdisho🙁Allkisima)-Mu’asasadda Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Dhaq-dhaqaaqa Al Shabaab ayaa Faafisay Filim Documentary ah oo looga qisoonayo halgankii iyo Sooyaalkii Jihaad Ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr.

Ugu Dambeyntiina Axmed Cabdi Godane oo ay khaarijisay Dowladda mareykanka ayaa dad badan waxa ay ogaadeen in maamullada G/Waqooyi Galbeed Soo maray Ay Xaalkiisa Wax Ka Ogaayeen isla-markaana ay ugu talo-galeen in koofur aanay helin dowladnimo iyo Sharaf,si loo aqoonsado,laakiin illaa iyo hadda waxaa la Ogyahay in aanay meelna gaarin isla-markaana Ay dalka Maalinba qeyb- ay iibiyaan iyagoo oraanaya dowlad ayaa nahay.

Allkisma News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Categories: Video, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)