KENYA-Maalinta Berri Ah Oo Maalin Axad Ah Oo La Shaaciyey In Ay-CIID Tahay- SHAACIN & Warbixin…

Waxaa Qoray on Jun 24th, 2017 and filed under wararka Caalamka, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Nairobi:(Allkisima)-Dhammaan waddamada islaamka ee ku baahsan dunida aynu ku noolnahay ayaa maalmahan diyaar garow xooggan ugu jiray soo dhoweynta munaasabada Ciidul fitriga oo ku beegan maalinta Baerri ah ee fooda nagu soo heysa,ninkii alle u kaso ee gaara.

Dhanka kale dalal uu ugu horreeyo Sacuudiga ayaa shaaciyey berrito Oo Axad ah in ay ciid tahay sidaas darteedna ay beeri mudantahay i n muslimiinta adduunyada ku nool ay mideeyaan ciidda maalinta Axadda ah.

Dhinaca kale bisha ciidda-fidriga ayaa laga arkay meelo badn kownkaan aynu ku noolnahay,Sida.kenya,(MARSABIT)-Malesia,sacuudiga,qeybo ka mid ah & Somalia.

Ugu dambeyntiina beesha caalamka gaar ahaan muslimiinta & soomaali weyn waxaan leennaahay hadda nahay Bahda Allkisima.com-CIID-WANAAGSAN..SCWW.

Alkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/NBI.

Categories: wararka Caalamka, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)