SOM-J/Land-“Kisima”-Nafti-Hallige-Isku Qarxiyey Laba Qof-Agagaarka-Dalxiiska Biibito Ku-Taal!….Iyo-Dhimashada!…Warbixin..Sawirkiisa Gudaha…

Waxaa Qoray on May 12th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo:-(Allkisima)-Mid Ka Mid Ah Malleeshiyda Al-shabaab Ayaa Isku-Qarxiyey Agga Dalxiiska Ama Ex-Buulo Abliko maqaaxi ku taal,waxaana uu Galaaftay 2-Qof oo kale Oo Mid Ay Tahay Gabadhii Biibitada Iibimneysay Galabta Abbaarihii 4:30-daqiiqo.

Qofka kale ee qaraxa ku dhaawacmay ayaa ahaa nin Askari ahaa oo aan xilligaas shaqo ku jirin.

Allkisima_Phot's-Ninkii Is-Halligay ee shabaabka ayaa la aqoonsaday waxaana uu Ka Soo Jeedaa Beesha Shiikhaasha-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Ninkii Is-Halligay ee shabaabka ayaa la aqoonsaday waxaana uu Ka Soo Jeedaa Beesha Shiikhaasha-2-JPG

.Intii mudda ah waxaa aad u yaraaday qaraxyada kismaayo ka dhaca,waxaana qaraxan uu noqonaayaa qarxii ugu horreeyey muddo 4-Bilood ah.

Ma Jirto wax war ah oo ka soo baxay malleeshiyada Al-shabaab ee Qaraxa Geystay.

Ugu dambeyntiina wexaa wararka ay tibaaxayaan in ciidamada Maamulka Magaalada Kismaayo ay soo gaareen goobta oo ayna  ka qaadeen Naftii-halliga oo geeriyooday & gabadhii yarey ee biibitada iibineysay,halka ninkii dhaawaca ahaa lagula cisbitalka oo taxi la saaray.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)