SOM-Diyaarad Millateri Oo Aan-ImaanShiyaheeda La Ogeyn Oo-Muqdisho Timi Iyo Wararka Qaar-Oo…Warbixin…

Waxaa Qoray on May 10th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Diyaaraddan Millateri Ayaa La Sheegay In Ay Gar-gaar Cunno-1-JPG.

Muqdisho:-(Allkisima)-Waxaa Soo Gaaray garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho diyaarad aad u weyn oo Milatari, taasi oo laga leeyahay dalka Masar.

Jawiga garoonka gaar ahaan dhabaha Diyaaradaha ku socdaan marka ay dulayaan ama soo dagayaan ayaa mashquul weyn laga dareemay- ka-dib markii diyaarada milatari ay inta badan qabsatay wadada diyaaraha garoonka ayadoo diyaaradaha kale meel gooni ah la dhigay.

Diyaaraddan ayaa la sheegayaa iney waddo shixnad gar-gaar ah oo loogu talo-galay shacabka Soomaaliyeed, waxaana la socda mas’uuliyiin- masaari ah iyo saraakiil.

Ugu dambeyntiina waxaa xusid mudan in diyaaraddan ay tgahay tii ugu weyneyd oo muddooyinkaan soo cago dhigata Garoonka Aaden Cadde marka laga reebo diyaaraddii Turkiga ee Love Army raashiinka kasoo qaadday.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)