SOM-(Xamar)-DEG-DEG-Qarax Xooggan Iyo Dhimashada 6_QOF & Dhaawaca Oo!!…Warbixin…Sawirro…

Waxaa Qoray on May 8th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho­čÖüAllkisima)-Qarax gilgilay qeybo muqdisho ka mid ah ayaa hada ka dhacay wadada maka al mukaram gaar ahaan ka soo horjeed Sinema Somalia.

Waxaa wararka Na Soo Gaaraya Ay Tibaaxayaan in qaraxa uu ka dhacay afaafka hore ee makhaayadda italian coffee ee saaran waddadaas Makka.

Inta la xaqiijiyey dhimashada waa 6-Qof  halka22 kalena ay dhaawacmeen sida uu xaqiijiyey  ciidamadii goobta soo gaaray Sarkaal Hoggaaminayey.

Allkisima_Phot's-Qarax-Gaari Maqaaxida Horteeda-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Qarax-Gaari Maqaaxida Horteeda-2-JPG.

Allkisima_Phot's-Qarax-Gaari Maqaaxida Horteeda-3-JPG

Ugu dambeyntiina ma cada illaa hadda cida qaraxan lala beegsaday lakiin Albaabka hore ee makhayadda ayaa weli waxaa ku gubanaya gaariga qarxay.

Allkisima News Desk
Diiwaanka wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)