SOM-(Xamar)-DAB Ka Kacay-Caawa-Suuqa Bakaaraha Iyo-Khasaaraha-…Warbixin…

Waxaa Qoray Admin on Apr 20th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Suuqa Bakaaraha & Dab-Kale Caawa-1-JPG.

Muqdisho:-(Allkisima)-Waxaa Caawa 8:33 Daqiiqo uu Dabka kacay Suuqa Al-khaliifa waxaana dabka uu gaaray Qeybo badan oo suuqa Bakaaraha Ka mid ah.

Waxaa jira dedaal xzooggan oo la-lagalay dabka caawa Ka Kacay suuqa,waxsaana suuqa soo Gaaray gaadiidka Dab-demiska iyo dadweyne faro badan.

Maaha Markii ugu horreysay uu dab Ka Koco suuqa Bakaaraha,waxaa illaa iyo hadda aan La ogaan khaaraha dhabta maadaama ay Habeen tahay.

Sidaan oo kale sannadkan aynu ku jirno bishii labaad 5teedii waxaa dhacday inuu dab-qabsaday suuqa bakaaraha Isla-qeybtaan,waxaana lagu guuleystay In La damiyo markii dambe,waxaana jirey-

Khasaare aan Yareyn Maalintaa.

Khasaarha iyo ma cadda dib ayaan ka soo sheegi doonnaa.
Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)