SOM-DEG-DEG-Khaarijin Labo Ka-Mid Ah Ciidamada DF-SOMALIA!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Apr 20th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho:-(Allkisima)-Warar goodhowyd  Naga Soo gaaray Suuqa bakaaraha ayaa sheegaya in Labo askari lagu dilay Isgoyska  Bakaaraha Kuwaas oo xilliga dilayay saarnaa gaari BL ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah , waxaana la sheegayaa in dilkaas ay fuliyeen koox dhalinyaro Bastoolado ku hubeysan

Maydka labadaasi Askari ayaa loosoo qaday xarunta dambi baarista CID-da halkaas oo haatan lagu hay baartitaan ku aadan  dilkooda .

Sidoo kale goobta uu dilkaas ka dhacay waxaa gaaray ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo wada howlgal baaritaan ah oo lagu badi goobayo kooxihii dilkaas gayetsay oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Ugu dambeyntiina maamulka degmada Howl-wadaag wali arintaan kama uusan hadlin mana jirto cid dilkaas sheegatay ,

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)