SOM-Wasaaradda Aw-Qaafta Iyo-Arrimaha Diinta Oo-Mamnuucday-Ururu-Diimeedka Al-saadicuunal-Alxaq!!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Apr 20th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho:-(Allkisima)-Wasaaradda Aw-qaafka iyo Arimaha Diinta DF-SOMALIA ayaa ku dhawaaqday in dalka laga mamnuucay Ururka Al-Saadicuuna Bil-Xaq ee dhowaan lagu dhawaaqay.

Sidoo kale Maamulka ka jira G/Waqooyi-Galbeed ayaa horey deegaannada ay maamulaan uga mamnuucday Ururkan waxaana  xabsiga Loo taxaabay xubno ururkaas ka tirsan oo Hargeysa ka soo muuqday.

Ugu dambeyntiina Wareegto uu ku saxiixan Wasiirka Awqaafka iyo Arimaha Diinta oo sida hoose u qoran ah ayaa lagu mamnuucay ururkan.

Allkisima News Desk
Diwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)