SOM-Hiiraan-Mid Ka Mid Ah-Ciidamada Nabad-Ilaalinta Dalka-Japuti Oo La Khaarijiyey!!…Warbixin…

Waxaa Qoray Admin on Apr 19th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Buulo barde :-( Allkisima)-Wararka Aanu Ka Heleyno Degmada Buulo barde ee G/Hiiraan Ayaa Sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada- AMISOMee ka socda dowlada Jabbuuti ee ku sugan SOMALIA

Dilka ayaa la sheegayaa inuu fuliyey Askari kale oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya , waxaana la sheegayaa in dilka kadib uu goobta ka baxsaday.

Dhanka kale Goobjoogayaal ayaa Sheegaya in Askariga dilka geystay ee Soomaliga Ah  iyo kan la dilay ee Jabbuutiyanka ah uu dhex maray muran kadibna uu rasaas ku furay.

Dhinaca kale Wararka waxa ay tibaaxayaan  in Askariga AMISOM ee Hiil Walaal inuu dharbaaxay gabar shaa ku iibinaysay xiradaciidanka , taasina uu ka carooday askariga wax dilay laakiin arintaas lama xaqiijin.

Ugu dambeyntiina ciidamada DF-SOMALIA iyo kuwa AMISOM ee JaPuti ee Askariga laga dilay ayaa wada howlgal lagu baadi goobayo Askarigii dilka Geystay,oo aan la ogeyn meel uu jaan iyo Cirib-dhigay.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)