KENYA-Kiinya Oo Markii Ugu-Horreysay Yeelatay-Tareen Casri-Ah!!..From Nairobi To Mombasa…Warbixin & Sawirro…

Waxaa Qoray on Apr 19th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Keiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-1-JPG.

Nairobi:-(Allkisima)-Dowladda Kiinya ayaa markii ugu horreysay tijaabisay tareen casri ah oo isku xiraaya magaaalooyinka Mombasa iyo caasimada Nairobi.

Mashruucaan ayaa dowladda kiinya waxaa ka caawiyey shirkad shiinees ah oo lagu magacaabo China Road and Bridge Corporation {CRBC}, waxaana ku baxay malaayiin dollarka Mareykanka ah.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-2-JPG.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-3-JPG.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-4-JPG.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-5-JPG.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-6-JPG.

Allkisima_Phot's-Kiinya Oo Yeelatay Tareen Casri Ah-7-JPG.

Tareenkaan oo xawaare sare ku soconaya ayaa waxaa laga dhex helayaa adeeg cunto lagaaga iibiyo qiimaha caadiga ah.

Ugu dambeyntiina waxaas xusid mudan in doowladda China ay horay ugu hirgelisay dalalka Itoobiya iyo Jabuuti tareen isku xiraya, kaasoo dadka u kala safra iyo ganacsiga fududeeyay.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/NBI.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)