J/Land-“Kisima”-Mid Ka Mid Ah Shacabka-Kismaayo-Ku Dhaqan Oo La-Khaarijiyey!!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Apr 19th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo🙁Allkisima)_Wararka Aannu Ka Heleyno Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka kismaayo in  uu Bartamaha Suuqa Magaaladaasi ku dilay Qof shacab ah.

Askariga ayaa la xaqiijiyay in uu dilka geystay waxaana ruuxa la dilay iyo askariga dhex-maray Muran aan la ogeyn waxa uu salka ku hayo ilaa hadda waloow dadka qaar ay sheegayaan in lagu amray ninka gaarigii uu wattay oo uu diiday.

Arrintu si kastaba ha ahaatee Qqofka shacabka ah ee la khaarijiyey ayaa waxaa uu wattay gaari ayaa la sheegay in uu ahaa gaari yar oo nooca raaxada ah waxaana askarigii toogtay uu ka baxsaday halkii uu dilka ka geystay,

Weli Lama Hayo Magaca ninka La Khaarijiyey & Askariga wax Khaarijiyeyba……DIB Ayaan Ka Soo Sheegi Doonna Haddii uu alle Idmo.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)