AFGANISTAN-BAM Lagu Magacaabo Hooyada-Bambaanooyinka Oo Lagu Garaacay Halka Ay-Daacish Kaga Dhuumleystaan Afganistan!!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Apr 13th, 2017 and filed under wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Nangarhar:-(Allkisima)-Dowladda Mareykanka  Ayaa Shaacisay In BAM Loogu Magacdaray (Hooyada Bamboonooyinka oo dhan) ay ku dhufatay-dalka Af-ganistan halka ay ku dhuumaaleystaan daacish.

Sida uu qorey Wargeyska New york times,ayaa qeexeysa in bamka uu ku dhacay meeshii loogu talo-galay,waxaana wargeyska uu intaa ku daray in Uu jiro khasaare ballaaran oo aan yareyn.

Sidoo kale wargeyska waxa uu daboolka ka qaaday in bamku uusan aheyn NIYULIYEER ayna tahay Markii ugu horreysatay uu isticmaalo Mareykanka.

Sidoo kale wargeyska NYTIMES waxa uu qoray in bamkan markii ugu horreysay ee la tijaabiyo ay Aheyd sannaddii 2003dii laakiinse aanay jirin cid lagu Tijaabiyey Ama lagu dhuftay toonna.

Ugu dambeyntiina ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay ururka daacish Ama ISIS ee lagu weeraray bamka la maga-baxay(THE MOTHER OF ALL BOMBS).

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/NBI.
Categories: wararka Caalamka
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)