J/LAND-“KISIMA”-SANNAD-GUURADA 4AAD Ee-M/G/J/Land-WAA KHALAD!!…Kismaayona-XABBAD-MA-HUREYSO!!…WARGELIN & WARBIXIN…

Waxaa Qoray on Apr 5th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo🙁Allkisima)-Waxaa Loo sheegaa Qab-Qablayaasha Maamul ku-sheegga J/Land in xafladda aad dhigteen Ay Khuseeyso Dadka Aan deeganka aheyn ee horboodaya Maamulka xilligan Ka Jira Magaalada Kismaayo.

Dadka deegaanka ah Ee ku sugan Kismaayo  ee wax-garadka ah ee aan hadli karin iyo inta ka maqan magaalada kismaayo waxa ay qaateen go’aan Ka dhan ah Maamulka Ka Jira Magaalada Kismaayo.

Waxaan La Soconnaa in dalka SOMALIA uusan ka jirin Xilligan sharci & kala Dambeyn marka waxaa waajib ah in la is-farasaaro xilli dhow,taasina Mas’uuliyaddeeda waxaa dhabarka saaranaya Axmed Madoobe & Taageerayaashiisa.

Haddaba dadka loo yaqaanno Hartiga gaar ahaan reer J/land waxa ay ku wargelinaayaan ninka Lagu Magacaabo  darwiish in uu kismaayo Isaga tago Haddii uusan Ka Tagin waxaan u sheegaeynaa xittaa nairobi iyo ingiriiska labadaba Inuusan ku- nabadgaleynin.

Sidoo Kale waxaa lagu Wargalinaa mr-Axmedc Madoobe in hartiga aan la heystaha aheyn in uu calaamadeysanyahay,waxaana ka go’an in ay ka baabi’iyaan fikirka xun ee laciifka haddii uu sii joogo Kismaayo.

Waxaa Is-weydiin mudan Maamul Ku-sheegga j/land oo aan weli Magaalada kismaayo dhinacna u dhaafin haddii uu tabareysto Maxaa dhici Kara? oo dhici doona.

Dhanka Kale Maamulka Axmed  madoobe ayaa sheeganaya horumar isagoo aan kismaayo dhinacna u-dhaafi karin gaari karinna qutbiga Jabarti cassar liiqii,isla-markaa maamulkiisi saldhig Uga dhigay Musuq-maasuq.

Waxaa xusid mudan ficilkii Axmed madoobe maamulkiisa isagoo aan tabareysan waxa uu ahaa sidan hoos ku qoran,HADDII UU TABAREYSTO Maxaa Laga Fili Karaa???????????.

XUSID-AGAASIMIYAAL GUUD LA MAGACAABAY-

1-Beesha OGaadeen…Max’ed Subeer-10-Xubnood Oo Agaasimayaal Ah.

2-Beesha Marreexaan-4-Xubnood Oo Agaasimayaal Ah.

3-Beesha Gaal-jecel Hal Xubin,oo Agaasime Ah.

4-Beesha Cowro–maleh Hal Xubin Oo Agaasime Ah.

5-Beesha Dhulbahante Hal Xubin Oo Agaasime Ah.

6-Beesha Reer Bicidyahan From-Darwiish-HAL Xubin oo Agaasime Guud Ah.

7-Beesha OGaadeen Max/ed Subeer Axmed Madoobe Ay Isku jifa-yihiin Agaasinka Madaxtooyada.

8-Beesha Ogaadeen-Cowlyahan-Agaasime Guud Hal-Xubin.

Ugu dambeyntiina tirakoobtan waa 19kii xubnood ee imtixaankii Agaasimayaasha Guud ku gudbay!!..oo shahaadooyinka been-Abuurka La Siiyey.marka laga saaro Agaasinka madaxtooyada oo axmed madoobe qaraabo yihiin,jifo hoose.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)