SOM-(Xamar)-Suuqa Bakaaraha-Oo>>..Waraaqo Digniin Ah Lagu-Daadiyey!!…Warbixin…

Waxaa Qoray Admin on Mar 20th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho:-(Allkisima)-Waxaa saaka Warqado Digniin ah  lagu daadiyay oo lagu wada arkay Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magalada Muqdisho.

Waxaa xusid m udan in Si gaar ah loogu digay Ganacsatada Suuq Khaliifa Ee Bakaaraha Ilaa hadda lama oga Warqadahaan Cida ka Dambeysa iyo Digniinta ay soo direen waxay salka ku.

Ugu dambeyntiina Lama Oga Cidda Sida rasmiga ah uga Dambeysa Warqadahaasi Daadintooda Waxaana loo maleynaayaa in ay Ka Dambeeyaan dad dan gaar ah ka leh Shakhsiyaad ka mid ah ganacsatada Suuqa bakaaraha.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)