P/Land-Hoggaamiyaha P/land Mr-C/Weli Gaas Oo Xilkii Ka-Qaaday…Mr-Duceysane!!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Mar 19th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Garowe:-(Allkisima)-Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeeda dowladda Puntland, kadib markii Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. ee March 19 2017 ay xafiiskiisa kasoo baxday.

Allkisima_Phot's-Madaxii La Dagaallanka Araga-gixisada Mr-Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) Oo Xilkii Laga Qaaday-2-JPG.

Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee March 19 2017, Kuna Saabsan Xil Ka-qaadis Agaasimaha Guud Ee Ladagaalanka Burcad Badeeda Dowladda Puntland.

Hoggaamiyaha M/G/P/land

Markuu arkay: Dastuurka M/G/land.

Wareegtadii Xil-ka qaadista-1-jpg.

Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasiirka dekedaha, gadiidka badda iyo lafagaalanka burcad badeeda

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo isbadalka iyo dardargalinta Agaasinka Ladagaalanka burcad badeeda Puntland

Waxuu xeeriyey:

Waxuu xilkii Agaasimaha Guud ee la-dagaallanka burcad badeeda ka qaaday Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane)

Ugu dambeyntiina  Xeerkani waxuu Dhaqan gelayaa markuu saxiixo madaxweynuhu wuuna saxiixay

Allkisim,a News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Boosaaso.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)