Kenya+J/Land-M/Weyne Uhuru-Kenyatta Oo Booqday Xero Ay Ku-Sugnaayeen Ciidamada AMISOM-Kiinya Ee Ku Sugan!!…Warbixin Iyo-Sawirro…

Waxaa Qoray Admin on Mar 18th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Mr-UHURU KENYATTA-OO KU Booqday Ciidamada AMISOM-Kiinya Tuulada Dhoobleey Gudaha SOMALIA-1-JPG.

LIBOY -SOMALIA-(Allkisima)-M/weynaha Dalka Kiinya Mr-Uhuru Kenyatta ayaa Saffar aan horey loo sii shaacin Ku Tagay Tuulada Dhoobleey ee xudduudda ku taal Maanta,waxaana uu booqday Cibital ay leeyihiin Ciidamada AMISOM-Kiinya.

Waxa uu si gaar ah booqday Xerooyinka Ciidanka Kiinya ka joogaan tuulada Dhoobleey,waxaana uu la kulmay Saraakiishii  kusugnaa goobaha uu booqday.

Dhanka Kale Mr Kenyatta ayaa baraarujiyey ciidanka Dawlada Kiinya ee kusugnaa tuulada  dhoobleey iyo Askarta Dawlada Soomaaliya Ee Ciidankaasi dhufeysyada kula jira.

Allkisima_Phot's-Mr-UHURU KENYATTA-OO KU Booqday Ciidamada AMISOM-Kiinya Tuulada Dhoobleey Gudaha SOMALIA-2-JPG.

Allkisima_Phot's-Mr-UHURU KENYATTA-OO KU Booqday Ciidamada AMISOM-Kiinya Tuulada Dhoobleey Gudaha SOMALIA-3-JPG.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya in uu Saraakiisha ku Amray Mr kenyatta  inay sii laba jibaaraan ka feejignaanta weerarro kaga yimaada dhanka Malleeshiyada  Al Shabaab

Ugu Dambeyntiina waxaa xusid mudan in booqashadan ama kormeerkan uu yahay markii ugu horeysay oo M/weynaha Kiinya tego Xarumaha Ciidanka Kiinya ka joogaan SOMALIA ,balse dhowr jeer ayaa la filayey inuu booqdo  iyadoo shan bil gudaheed ay noqonenyso Markii Seddexaad uu Safar ku tago Mr-Kenyatta Dalka SOMALIA.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/NBI.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)