J/Land-Kisima-Qarax Xooggan Oo-Kismaayo Ka Dhacay Agga Iyo-Waxyeellada!!…Warbixin…

Waxaa Qoray on Mar 13th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo:-(Allkisima)-waxaa uu Qarax xooggan ka dhacay gudaha Magaalada Kismaayo,waxaana wararku tibaaxayaan in qaraxa uu Ahaa gaari mid lagu soo xiray iyadoo faah faahino badan aysan jirin.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay dhanka xaafadda Faanoole  agga Masjidkii uu dhisay Xaaji Jaamaca.

Dhanka Kale dadkii ka ag-dhowaa agga qaraxa uu ka dhacay waxa ay  sheegeen in dhimasho aysan jirin balse uu dhaawac jiro.

Ugu dambeyntiina qaar ka mid ah dadka ku dhaqan aagga qaraxa uu ka dhacay ayaa laga soo xigtay  in xaaladu ay tahay mid cakiran,waloow Dadka inta bada ay guryohooda ku kala xaroodeen oo ay maqrib noqotay.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Mombasa.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)