SOM-GAL-MUDUG-Dagaalyahannada Al-shabaab Oo-GAL-MUDUG Ka Billabay Biyo-dhaamin!!…Warbixin & Sawirro…

Waxaa Qoray on Mar 12th, 2017 and filed under Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-1-JPG.

Cadaado:-(Allkisima)-Dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa ka bilaabay deegaanada Gobolka Mudug Biyo dhaamin ay u sameynayaan Dadka ay abaartu Saameysay ee ku nool gobolkaasi.

Horjoogaha Al-Shabaab ugu Magacaaban Gobolka Mudug oo Magaciisa lagu soo koobay Abuu Cadnaan ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan Is garabtaaga Dadka ay abaartu saameysay.

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-2-JPG.

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-3-JPG.

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-4-JPG.

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-5-JPG.

Allkisima_Phot's-Al-shabaab Oo Biyo-dhaamin Ka billaabay Gal-Mudug Qeybo Ka Mid Ah-6-JPG.

Ugu dambeyntiina Malleeshiyaadka Al Shabaab waxay sheegeen in Xarar dheere iyo Jawle ay xaaladda Abaareed Ee Biyo la’aanta dadka soo foodsaartay ay la wadaageen biyo dhaamin.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Boosaaso.
Categories: Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)