J/Land-Kisima-TACSI-UGAAS-Caaqil-Ama DUQII-Hartiga J/Land-Marxuum/Max’ud Xaaji Xuseen—-Boqoow-Oo Xalay Ku Geeriyooday–Magaalada Kismaayo Allaha U-Naxariisto-Aamiin…Aamiin…

Waxaa Qoray Admin on Mar 9th, 2017 and filed under Wararka Somaliya, wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kismaayo:-(Allkisima)-TACSI-Waxaa Xalay saq-dhexe ku Geeriyooday gurigiisa Magaalada Kismaayo Marxuum Max’ud Xaaji Xuseen (Boqoow),oo in-dhawaalaba baaritaan Cafimaad U-Joogay dalka Mareykanka Magaalada BOSTON.

Marxuumka/Xaaji Max’ud Xuseen-Boqoow/allaha u Naxariistee ayaa magaalada kismaayo ku sugnaa muddo 12-Casho Ah Kaliya Geeridiisa ka hor waxaana Uu Ka tagay- Dalka Mareykanka.

Waxaa Xusid mudan in Maanta Salaadii Cassar Ka Dib Lagu Aasay Magaalada Kismaayo Sida aan ku helnay Warbixin aannu ka helnay Xigtadiisa Dhabta Ah.

Marka Taariikhda Dib loo Raaco Marxuum BOQOOW’‘Ayaa Ka Harsanaa Cuqaashii Beesha Harti ee J/LAND Laga soo bilaabo Sannaddii 1978dii,waxaanaa uu ka mid ahaa beesha harti wax-garadkeeda j/land kii  ugu dambeeyey -Inta taariikhda La Ogyahay.

Marxuum/Max’ud Xaaji Xuseen ”BOQOOW’‘-Ayaa Lagu Xasuusan doonaa Yagleelidda maamulka J/land hadda Ka dhisan oo waxa uu ka mid ahaa raggi abaabulka iyo jihaadka u-galay in reer j/land ay yeeshaan maanmul Mideysan si ay ugu noolaadaan inta laga helaayo dowlad soomaali Ay ku mideysantahay.

Allkisima_Phot's-Kulankii Ugu Dambeeyey Ugaaska Ama DUQA- Beesha Harti Ee J/Land-Oo uu Shir-guddomiyo taariikhdu Markii Ay Aheyd Aug-12-2012-In Nairobi/Marxuum/Max'ud X.Xuseen ""Boqoow""-1-JPG.

Haddaba Marxuum Max’ud Xaaji Xuseen ”BOQOOW”allaha U_Naxariistee Waxaa Halkan Tacsi uga diraya Caruurtiisa,Eheladiisa & Qaraabadiisa iyo Asxaabtiisa-maamulka Shabakaddan Allkisima waxaana ay ilaah Uga Baryaayaan inuu ka waraabiyo jannadii Fardoowsa Isla-Markaana uu sammir iyo-Iimaan ka siiyo Intii Uu Ka Tagay Meel kastoo Ay Joogaan.

Aamiin…………..Aamiin……………Aamiin.

Sidoo Kale Marxuumka Eheladiisa waxaa Halkan Tacsi Uga Diraya dadka kala Ah:-

1-Ex-Xildhibaan-Al-xaaji Ismaaciil Xaaji Warsame.
2-Dr;-Bashiir Xaaji Cumar(Gaab).
3-Suldaan Xassan Xaaji Max’ud(Xaseey).
4-Suldaan Yuusuf Cali Sokor.
5-Dr:-Max’ed Rashiid X.Cumar Max’ed(ANWar Bulqaas).
6–Dr:-Max’ed Saciid Ciise.
7-Dr:-Max’ed Max’ud Xaaji ”’Af-ballaar”.
8-Dr:-Max’ud Max’ed  Aw-cilmi-Pran.
9-Dr:-Max’ud Ismaaciil Max’ed -PHINPIN.
10-Mr-Axmed Ciise Max’ud-OHARA.
11-Mr-Cabdi Max’ud Xaaji Af-ballaar.BISLE.
12-Al-Xaaji Guure Coloow Cumar.
13-EX-COL-Geelle Max’ed -Rashiid X.Max’ud Aw-Cilmi-SHIINO.
14-MR-Axmed Yaasiin Buux-(Axmed Shire).
15-MR-Khaliif Shire Muuse (RIIKO).
16-Dr:–Cabdoow cismaan Ciise.
17-Ex-Col:-Max’ed Jaamac ”Shaalle”.
18-Mr-Abshir Shire Muuse-Bidde.
19-Dr-Max’ed Max’ud Diiriye-Kadoon-Garamelle.
20-Mr-C/Rashiid Muuse Saalim(Riva).

Xusid-dhammaanteen Marxuum/Max’ud X.Xuseen ”BOQOOW‘-waxaan Alle Uga Baryeeynaa in alle uu jannadii- Fardoowsa Ka Wsraabiyo isla-markaana Sammir & Iyo-Iimaan uu ka siiyo dhammaan dadkii uu ka tagay meel kastoo ay Joogaan.

Allkisima News Desk
Diiwaanka wararka
Xafiiska/TN–Memphis-USA.
Categories: Wararka Somaliya, wararka Caalamka
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)