USA-XUUTI+ISAAQ-LAND-Xuutinyiinta Ka Dagaallama Dalka-YEMEN Oo-Wacad Ku Maray In Ay-Gubayaan-”Isaaq-Land” IYO-AQoonyahan-Soomaaliyeed…Oo!!..+VIDEO+Warbixin!!….

Waxaa Qoray Admin on Feb 26th, 2017 and filed under Video, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

COLUMBUS:-(Allkisima)-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Wareysi uu bixiyey Aqoonyahan C/salam Haji Ismaaciil oo ku sugan Columbus Ohio, Wuxuuna kusoo Bandhigay Arimo badan oo Bulshada Soomaaliyeed ka qarsoonaa, Kuwaasi oo la Xiriira Saldhigga magaalada Ber-bera Uu doonayo Imaaraadku in laga siiyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Halista uu leeyahay saldhigga Military ee Ber-bera ? Dr:-C/salaan ayaa Waxa uu intaa ku daray  in Xuutiyiinta Yemen ay wacad ku- Mareen oo ku Hanjabeen inay Soo duqeyn doonaan Ber-bera hadii looga soo duulo “Hal gantaal oo aanu ku dhufano, ayaa ku Filan Ber-bera oo dhan, kaasi oo ku dhaca Haamaha Shidaalka.”

Mar La weydiiyey su’aasha ah Yaa Saxiixay heshiiska, waxa uu qorayo maxaase loo qariyey. ? Wuxuu sheegay inay- Dawladdii Hore ee SOMALIA ee uu xassan sheekh  M/Weynaha ka ahaa ay Qeyb ka ahayd, Balse Dawladda Cusub markii ay dhalatay ay Noqotay Filaan waa, Taasina ay keentay in la Qariyo Heshiiska oo duu-duub la isku dayo in lagu meel-mariyo.

Maxaa keenay in hadda la boobsiiyo, ? Cabsida Laga qabay Xisbiga Wadddani oo kasoo Horjeeda Heshiiska inuu soo baxo, ayaa keentay In Kulmiye wakhtiga loogu daro  si loo meel mariyo, Sidoo kalana waxaa Dharbaaxo Lama Filaan ah noqotay Dawladda Cusub ee- SOMALIA.

XOG-Aqoonyahan Dr:-Aqoonyahan Cabdisalam Haji Ismaaciil Oo Xogta xuutiyiinta Bixiyey1-JPG.

Ugu Dambeyntiina Dr:-Csalaam Xaaji Ismaaciil waxaa uu kusoo Bandhigay Waraysiga Xog badan oo Xambaarsan Sida ugu Haboon ee e looga hortegi Karo, Heshiiskaas Halista  gelin kara guud ahaan G/WAQOOYI Ee SOMALIA & Guud Ahaan Dalka SOMALIA.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/OHIO
COLUMBUS..USA...VIDEO-Source-Kalshaale-NEWS.
Categories: Video, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)