UGANDA-Sharikadda City OIL Oo Dhac Ka Bad-Baadday & Burcaddii Weerartay Oo La-Qabtay!!…(WARBIXIN)…

Waxaa Qoray on Feb 11th, 2017 and filed under wararka Caalamka, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Kampala:(Allkisima)_Ciidamada Booliska Dalka UGANDA ayaa dil toogasho ah ugu Geystay Mid ka mid ah burcad dooneysay in ay dhacaan Sharikadda CITY OIL ee laga leeyahay dalka UGANDA.

Allkisima_Phots Ganacsade Cumar Xaaji Axmed-Kampala-2-JPG.

Dhanka kale Waxaa Jira warar Sheegaya in dhaawacyo loo geysatay  milkiiliyaasha Sharikadda City OIL oo ay ka mid yihiin,Cumar Xaaji Axmed(MADELLA & Walaalkiis Xuseen Xaaji Axmed) in kastoo aanay  jirin warar rasmi ah oo xaqiijinaya Arrinkaan,waxaana dad kale oo Goob-Joogayaal ah ay Sheegeen inuusan Jirin wax dhaawac oo soo gaaray ganacsatada walaalaha ah.waa (MANDELLA & His Brother Hussein).

Dhinaca kale waxaa la rumeysanyahay in burcadda ka soo jeedda dalka UGANDA 5-Ka Mid ah Gacanta lagu dhigay halka Mid ka mid ah ay-Booliska khaarijiyeen.

Ugu dambeyntiina buracadda reer UGANDA Ee La qabtay oo Shan Ah ayaa Magacyadooda lagu sheegay Sida hoos ku qoran.

1-Nicholas Baguma Francis

2-Robert Okello, Frank Lukwago.

3-Tony Nume.

4-Khalid Ogwal,

5-Douglas Kintu,

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Kampala.
Categories: wararka Caalamka, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)