USA-Qeybtii-II-Soo dhoweyntii Mr-C/Xaaq Ee Minneapolis & Xafladdii-Loo Sameeyey Oo Dad Badan Ay-Isku Arkeen!!..Warbixin & Sawirro…

Waxaa Qoray on Nov 14th, 2016 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Bidix-Suldaan Xassan Xaaji Dhexda Suldaan Yusuf Cali Sokor & Mr-C/Xaaq-1-IN-MINN-JPG.

Minneapolis🙁Allkisima)-waxaa si diirran loogu soo dhoweeyey mr-C/Xaaq Magaalada Minneapolis ee Carriga Mareykanka,waxaana cashashada loo sameeyey ka soo qeyb-galay sidaan horey u sheegnay Rug caddaa siyaasadeed-Siyaasadeed Sida al-xaaji Ismaaciil Xaaji Warsame iyo siyaasiyiin ay ka mid ahaayen  kuwa cusub & suxufiga madaxa bannaan mr-Max’ed Ciise Baree iyo sidoo kale saraakiishii Ciidamada Sida Ex-Col:-Geelle Max’ed Rashiid Xaaji maxud Aw-cilmi & Rag kale.

Allkisima_Phot's-Ka Qeyb-Galayaashii xafladdii C/Xaaq Ee Minneapolis-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Bidix-Fadhiga macallin Qariidi-Suladaan Yusuf cali Sokor & C/Xaaq & Kaftan-JPG.

Allkisima_Phot's-Ex-Kisima-Footballer-Mr-Max'ud Ismaaciil-Phipin-Oo Hadallo Kooban Jeediyey-11-JPG.

Waxaa xusid mudan in magaalada kismaayo markii taariikhdeeda dib loo raaco ay ka mid aheyd magaalooyinka ay ka yimaadaan dadka ugu ilbaxsan gobollada  dalka somalia uu ka koobanyahay,isla-markaana wax ay magaalooyinka kale ee dalka somaaliya ay kaga geddisneyd ixtiraamka dadka deegaanka is-jaceylka wax-wada-qabsiga iyo is-qaabilidda marka ay ku kulmaan meelaha kale ee dalka gudihiisa Ama dibaddiisa,sida haddaba idiin cad oo loo soo dhoweeyey,mr-C/Xaaq.

Allkisima_Phot's-Rug-Caddaa Siyaasadeed-Al-xaaji Ismaaciil X.Warsame Oo Ka Hadlay Xafaladdii Soo Dhoweynta Mr-C/Xaaq-12-JPG.

Allkisima_Phot's-UGAAS-Dr:-Aden Max'ud Xaaji Xuseen "BOQOOW"-Oo Ka hadlay Xafladdii C/XAAQ-16-JPG.

Allkisima_Phot's-Halyeey C/Qaadir Max'ed Cali Qariidi Oo Ka Hadlay Xafladdi loo sameeyey Mr-C/Xaaq-16-JPG.

Allkisima_Phot's-Bidix Xaliimo Cali Ismaaciil Mulkulla Midig-Xabiiba warsame Foowlac-Oo Ka qeyb-Galay Xafladdii C/Xaaq-18-JPG.

Allkisima_Phot's-Mr-Max'ud Yare Oo Hadal Kooban Ka Jeediyey Xafladdii C/Xaaq-15-JPG.

Allkisima_Phot's-Axyaa-waddani Mr-Max'ed Xirsi Dirir Oo Ka Qeyb-Galay Xafladdii Soo Dhoweyntii Mr-C/Xaaq-JPG.

Allkisima_Phot's-Axyaa-Waddani-Ex-COL-Gelle max'ed Rashiid X.Max'ud Aw-Cilmi Oo ka qeyb-Galay Xafladdi Soo Dhoweynta C/Xaaq-7-JPG.

Allkisima_Phot's-Suldan-Yusuf Cali & Chief Harti-Anwar Bulqaas Oo Is-gacan-qaaday-Xafladda C/Xaaq Gudeheeda-8-JPG.

Allkisima_Phot's-Suxufiga Madaxa Bannaan-Mr-Mohamed Ciisse Barre-"Buluf"-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Ex-Basket-Baller-Culaal Goobe-Oo Ka Qeyb-Galy Xafladdi C/Xaaq-10-JPG.

Allkisima_Phot's-Halyeey-Macallin Qariidi & Suldaan Xassan Xaaji-11-JPG.

Allkisima_Phots-Bidix-Rug-Caddaa-Siyaasadeed-Al-Xaaji Ismaaciil X.Warsame Dhexda Anwar Bulqaas-Midig Ex-NO;-4-Max'ud Abshir-13-JPG.

Allkisima_Phot's-Ex-Basket Baller-Xaliimo Cali Ismaaciil"Mukulla"-Oo Ka Qeyb-Gashay Xafladdii C/Xaaq-14-JPG.

Allkisima_Phot's-Hooyadii Dabaasha-Mrs-Xabiibo Warsame Foowlac Oo ka Qeyb-Gashay Xafladdii C/Xaaq-15-JPG.

Allkisima_phot's-Dhammaan dadka Reer J/Landka Xalaasha Ah & Kuwa Martida u ahba ee Ka Soo qeyb-galay Xafladdii Loo sameeyey C/Xaaq Waad Mahadsantihiin-20-JPG.

Sidoo kale Maamulka Shabakaddan Allkisima waxaa uu si gaar ah ugu Mahad-celinaayaa Dr:-Aden Max’ud Xaaji Xuseen “Boqoow” & ENgineer C/Rissaq Xaaji Ismaaciil “Marshaale”-Bel-daaje” Oo Iyagu Isku-howlay Soo dhoweynta Mr-C/Xaaq isla-markaana ku guuleystay soo dhoweyntii Mr-C/Xaaq oo mudnaa In La Soo Dhoweeyo.

Allkisima_phots-Ka Qeyb-Galayaashii Xafladdii Soo Dhoweynta Mr-C/Xaaq-18-JPG.

Ugu dambeyntiina soo dhoweynta loo sameeyey mr-C/Xaaq Ee dalka mareykanka ayaan aheyn tii ugu horreysay,waxaana uu soo maray mr-C/Xaaq dalalka Sweden & ingiriiska oo sidaan si la mid ah loo soo dhoweeyey waana arrin mudnaanteeda Leh.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/TN-Memphis-USA.

Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

1 Response for “USA-Qeybtii-II-Soo dhoweyntii Mr-C/Xaaq Ee Minneapolis & Xafladdii-Loo Sameeyey Oo Dad Badan Ay-Isku Arkeen!!..Warbixin & Sawirro…”

  1. sulayman says:

    maasha Allah meesha waxaa isku heley rag iyo dumar magac ku lahaa deegaanka waamo (kismaayo) oo aan mudo muuqaalkooda iyo magacyadooda maqal.

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)