USA-Qeybta-I-Xaflad Lagu Soo Dhoweynayey-Ex-Kisima Footballer Mr-C/Xaaq Oo-Ka Dhacday—Magaalada Minneapolis..Sawirro & Warbixin…

Waxaa Qoray on Nov 13th, 2016 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Soo dhoweyntii C/Xaaq Ee Minneapolis-1-JPG.

Minneapolis🙁Allkisima)_waxaa magaalda Minneapolis ee dalka Mareykanka Soo Gaaray Halyey-Mr-Cabdi Max’ed Axmed C/Xaaq.

Mr-C/Xaaq Ayaa kala kulmay  soo dhoweyn dadka deegaanka J/Land oo isugu jira Rug caddaa siyaasadeed Salaadiin Dhallinyaro aqoonyahanno leh Rag & Dumar .

Inta badan dadka Reer kismaayo ayaa ubattay dad muddo aan is-arag oo uu kala fogeeyey dagaalkii sokeeye ee dalka ku habsaday,dadka reer J/Land waxa ay u badanyihiin-

Dadkii uu alle ka bad-baadiyey Cudarradii ka dhashay ,sida qabiilka IWM.

Dhanka kale waxaa xusid mudan in mr-C/xaaq uu Yahay halyeey wax weyn ka qabtay ispoortigii G/J/Hoose intii uu ka soo laabtay dalka oo uu joogay magaalada kismaayo in kastoo la carqaladeeyey oo ispoortigii la galiyey Qabiil iyo-Wax Aan Loo Baahneyn.

Ugu dambeyntiina maamulak Allkisima Waxa Uu Aad Ugu mahad-celinaayaa dadkii isu-xilsaaray soo dhoweyntii Mr-Cabdi max’ed Axmed C/XAAQ Oo Taariikh Dhab ah ku leh ispoortiga J/land-

Gaar Ahaan K/Cagta.

Allkisima_Phot's-Mr-C/Xaaq Oo Ka Hadlay Xafladdii Soo Dhoweynta Ee Loo Sameeyey-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Dr-Max'ed Rashiid Xaaji Cumar Max'ed (Anwar Bulqaas)-Oo ka Had,lay Xafladdii Loo Sameeyey Mr-C/Xaaq-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Suldaan Yusuf Cali Sokor Oo Ka Hadlay Xafalddii C/xaaq-1-JPG.

Allkisima_Phots-Suldaan Xassan Xaaji Max'ud Aw-cilmi Oo Ka Hadlay Xafladdii C/Xaaq-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Mrs-Basro Maxud Shire Oo Ka Mid Aheyd G.K.K-J/Land-oo ka Hadasay Xafladdii C/Xaaq-6-JPG

Allkisima_phot's-Ex-Kisima-Footballer-Max'ud Ismaaciil Max'ed-Phinpin-Oo Hadallo Kooban ka Jeediyey-Xafladdii C/Xaaq-9-JPG.

Allkisima_Phot's-Soo Dhoweyntii Mr-C/Xaaq Ee Dalka Mareykanka Oo Xusuus Mudnaan Doonta-15-JPG.

NB;-Qeybta Labaad Warbixinta Waan soo gudbin doonnaa.

Allkisima News Desk.USA- TN-.Memphis.
By Haji Miraaf.

Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)