Johannesburg:-Dowladda South Africa Oo Xulkeeda Qaranka K/Cagta U-Ballan Qaad……..

Waxaa Qoray Admin on May 7th, 2010 and filed under Ciyaaraha, wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Johannesburg:-(Allisima)-dalka marti galinaya koobka adduunka ee K/Cagta (World Cup)-ee South Africa ayaa ciyaartoydiisa u balanqaaday inuu lacago siin doono gaar ahaan kuwo dhaliya goolasha.

Xiriirka k/cagta ee dalkaasi ayaa doonaya inuu kooxda siiyo $131,000 halkii ciyaaryahan ee hal gool dhaliya marka bisha soo socota uu koobka aduunka furmo si loo dhiiri galiyo ciyaartoyda qaranka.

Madaxa fulinta ee xiriirkaasi Leslie Sedibe ayaa u sheegay TV dalka gudihiisa laga leeyahay in SAFA uu bixin doono one million rand oo abaalmarin ah.

Sedibe ayaa intaasi ku daray in wax kaliyaha ee ay SAFA aysan rabin ay tahay in dalka martigalinaya ciyaaraha uu u soo bixi waayo heerka knockout “isla markaana ay iyagoo fara maran tartanka ka laabtaan.”

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Capetown.
Categories: Ciyaaraha, wararka Caalamka
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)