SOM-(Talo-Soo-jeedin)-Dowladda-Cusub-Waa In Ay La Heshiiso-Malleeshiyaadka Al-shabaab!!…Maalintii Ciidda & Awoodda Al-shabaab-Sawirro!!…Qalinkii Max’ud Axmed-Dhageey…

Waxaa Qoray on Sep 17th, 2016 and filed under Maqaallo, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-Al-shabaab-Tactics-In-J/Dhexe-Jilib & Central-=Somalia-1-JPG.

Muqdisho🙁Allkisima)-Malleeshiyaadka Al-lshabaab oo looga bartay dagaal, qaraxyo iyo is-miidaamin ayaa markii ugu horeysay munaaasbadii Ciidul Adxaa ee sanadkan soo bandhigay ciyaaro fantasyo ah.

Munaasabado ka kala dhacay Gal-mudu & J/land  iyo meelo kale ayay baahisay Xarakada ciyaaro isugu jira: Xarig jiid, dab cunis, Xarig ka bood, lebis xayawaan iyo qeybo kale oo fara badan oo dadweynaha lagu maaweeliyay.

Fantasyaha sawirrada hoose wuxuu ka dhacay degmada Jilib iyadoo fagaaraha loogu magaca daray Macalin Aadan Xaashiay maleeshiyada kusoo bandhigay arrimahan aan looga baran.

Allkisima_Phot's-Mr-ABUU ROOBOOW MANSUUR & HIS HORSE-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Boorka Al-shabaab-Ee Digninta-1-JPG.

Allkisima_Phot's-Millatary-Force@al-shabaab-1-JPG.

Inta Badan waxaa la Ogyahay malleeshiyada Al-shabaab in ay aanay ajaanib aheyn oo ay soomaali yihiin waxaana hanbboonaan laheyd in la soo afjaro dagaallada ka jira dalka soomaliya,si uusan u dhiman wiil soomaaliyeed.

Sida aad Ujjeeddaan Halkan kama  muuqdaan hub & Rasaas midna taasi waxa ay caddeyneysaa in dad is-tus & Faan midna uusan agtooda oolin in ayan aheyn sida dowladda & maamullada dalka ka jira ee beenta ah.

Waxaa xusid mudan shalay oo ay taariikhdiu ku beegneyd 16-9-2016 wixii ka dhacay degmada ceel-waaq ee G/Gedo,waa loo soo galay cagta ayaa la mariyey dowlad-kusheegtii ay dhoodhoobeen ajnabiga waa la maamushay waa la-laayey-Gaadiidkii dagaalka waa laga qaatay waana la isaga-baxay taasi waxa ay caddeyneysaa xarakada awooddooda in ay weyntahay ilaahbaa awood leh..”mana-wanaagsana in indhaha & qalbiga la Is-tiro,marka waa in laga doonaa heshiis.

Ugu dambeyntiina waxaa ugu muhiimsan xaalka somalia in uu ka dhaco heshiis si horumar loo gaaro loona bad-baadiyo dhiigga soomaaliyeed & kan ajnabiga ah ee joogitaanka somalia darteed ku nafaqeynaya qoyskiisa,& dalkissa & dadkiisaba.

Allkisima News Shaacin Kaliya
Qalinkii Max’ud Axmed-Dhageey.Scww…waad Mahadsantihiin.
Categories: Maqaallo, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)