SOM-M/Weyne-Xassan Sheikh Oo-Xulka K/Cagta P/Land Koobkii-Guddoonsiiyey Horyaalka K/Cagta Gobollada-Dalka Intii Ka Soo Qeyb-Gashay!!…

Waxaa Qoray Admin on Jul 26th, 2016 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Allkisima_Phot's-P/Land Oo Noqotay Horyaalka K/Cagta-dalka & M/Weyne Xassan Oo Guddoonsiiyey-Koobkii-1-JPG.

Muqdisho :-( Allkisima)-Waxaa galabta garoonka Stadio konis Banaadir ee magaaladda Muqdisho, ka dhacay cayaartii finalka aheyd ee gobollada gaar ahaan J/land iyo P/land.

Ciyaarta ayaa waxaa goob-joog ka ahaa M/weynaha dowladda Soomaaliya Mr-Xasan Sheekh Maxamuud, & R/WASAARE Cumar C/Rashiid,labada gole ee dowladda, masuuliyiin kale iyo dadweyne faro badan.

Qeybta hore ee kulanka ayaa waxa ay ku dhamaatay 1-1, qeybta labaad ee ciyaarta ayaa wax gool ah la iska dhallin, waxaanna lagu kordhiyay waqti dheeri ah, iyadoo lagu kala baxay rigoorayaal, waxaanna sidaasi horyaalka cayaaraha M/Goboleedyada dalka ku noqday P/land, waxaanna koobka guddoonsiiyay M/weynaha dowladda Soomaaliya Mr-Xassan Sheikh Max’ud.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)