SOM-Dowladda Federaalka-SOMALIA Oo Shaacisay In Ay Berri-Soon Tahay…(Ramadaan Kariim)…

Waxaa Qoray on Jun 5th, 2016 and filed under Diinta, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Ramadan-Kareem-2016-Caalamul-Islaam-1-JPG.

Muqdisho🙁Allkisima)-Wasaaradda arrimaha Diinta Iyo Awqaafta Ee Xukuumadda Federaalka SOMALIA ayaa goor dhaw oo caawa ah waxay shaaca ka qaadday in maalinta berri ah ay tahay Ramadan, cid walbana ay soomi karto.

Agaasimaha wasaaraddan Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in bisha laga arkay magaalada Jowhar, ayna arkeen dad lagu kalsoon yahay.

Ugu dambeyntiinta Maamulka Shabakaddan allkisima.com umadda Muslimiinta ah gaar ahaan (Reer J/Landkii hore &  Kuwa cusubba & shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan waxa ay leeyihiin Ramadan Kareem.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.
Categories: Diinta, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)