Capetown:-(Andres Iniest Oo hambalyo -U-direy(Octopus)..

Waxaa Qoray Admin on Jul 16th, 2010 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Capetown :-( Allkisima)-Andres Iniesta ayaa isagoo kaftamaya wuxuu u mahadceliyay xayawaanka caanka noqday ee Paul ee Octopus markii uu u saadaaliyay Spain iney qaadan doonto koobka aduunka oo ay ka badin karaan xulka Netherlands ciyaartii ugu danbeysay World Cupka Ama koobka- aduunka.

Madaalaha khadka dhexe wuxuu ahaa dhaliyaha goolkii guusha ee waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray..

Inkastoo xayawaanka ku dhashay dalka Britain ee Paul uusan sheegin goolka ay Spain ku badisay xilliga uu dhalanaayo hadana wuxuu saadaliyay iney badin doonaan .
Xayawaanka Octopus hal mar ayuu ku guuldareystay saadaalinta ciyaaraha markaasina waxey aheyd fiinaalihii ciyaartii qaramada yurub ee European Championship 2008 markaasi wuxuu sheegay in Spain laga badin doono oo ay Germany koobka qaadayaan laakiin koobkii waxaa qaaday Spain , xlligaana koobka aduunka oo dhan 8 kulan oo uu saadaaliyay waxey u dhaceen sidii uu u saadaaliyay.

xayawaanka Octopus ee faramagoogaha ama farabadanaha wuxuu haatan ka noqday dalka Spain xayawaan caan,Ah.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Capetown.
Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)