Capetown:-Xaalka Diego maradona Waa Sidee?!!!

Waxaa Qoray Admin on Jul 14th, 2010 and filed under Ciyaaraha, Wararka Somaliya. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Capetown :-( Allkisima)-macallinka waddanka Arjentina (diego Armando maradona) ayaa weli ka xanaaqsan ka hariddii uu ka haray wadankiisu(World Cupka)-ama koobka adduunka K/Cagta-ee lagu qabtay qaaradda africa.

Argentina ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaag tas oo kentay in ay argentina timaado wareega sideeda ee koobka aduunka.

balse waxay rajadoodii mugdi gashay markii , wadanka Germany ku garaacay 4-1 halkaas ay Argenjina boorsooyinkooda ka xirxirteen wadanka south africa.

hogaamiyaasha sportiska ee wadanka arjentina ayaa ka codsaday maradona, ka hor inta uusan qabanin macalinimada xulka qaranka ee wadankiisa in ay jiraan tababarayaal kale oo qibrad wanaagsan islamarkaana wax ka keeni kara koobka aduunka.

Diego maradona ayaa ku adkeestay in uu wax ka keeni doona koobka aduunka, basle guul darradii ka soo gaartay waddanka Arjentina(World Cupka)-waxay noqtay mid ay ka naxeen taageerayaasha waddankaas.

maradona aya xaaladiisa ay noqotay mid kasii dareesa oo meel xun mareesa, taas ay sabab u tahay kulankii adkaa ee dhexmaray wadankiisa iyo germany.

Alferdo cahe oo ah dhaqtarka maradona ayaa sheegay in Diego uu ka soo kabanaayo guul daradii ka soo gaartay koobka aduunka, mana la dhihikaro waa niyad jab waxa haaya maradona caafimaadkiisuna waa cadi ayuu u sheegay Alferdo wargeeska Tutto spots ee ka soo baxa wadanka Argentina.

halyeega reer argentian aya lala xariirinaaye in uu tababare u noqondona , kooxdiisii hore uu u dheeli jiray ee Napoli oo ka dhisan argentina. basle mardona rajadiisa waxaa mugdi galisay guul dardii la soo daristay waddankiisa.

1984 – 1991 ayuu maradona u soo ciyaaray kooxada Napoli, islamarkana guulo wax ku ool ah gaarsiiye kooxdaan. tababaraha kooxada Napoli Walter mazzari ayaa shaciye in diyaar u yihiin in uu Maradona uu soo booqda garoonka caankaa ay ku dhesho kooxda Napoli ee Sanpaolo stadium.

Mazzari ayaa si doo kale ku faraxsan in maradona lalaxariirinaayo in uu noqon doono tababaraha ku xiga. Mazzari ayaa u sheegay wakaalada wararaka ee , La gazzetta dello sport oo ka soo baxda waddanka argentina.

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Capetown.
Categories: Ciyaaraha, Wararka Somaliya
Tags:

Fikrad Ka Dhiibo

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)