Keydka Wararka: July, 2010

Kismaayo:-Qarax Maanta Duhurradii Ka Dhacay Gudaha W/Hilibka-Kismaayo…

Kismaayo:-Qarax Maanta Duhurradii Ka Dhacay Gudaha W/Hilibka-Kismaayo…

 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
Kismaayo Allkisima)-Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay qarax bambaano oo uu ku dhintay hal cunug, iyadoo saddex carruur kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku ciyaarayeen bambada ku qaraxday gudaha warshada hilibka.
Carruurta ayaa dhagxaan iyo biro ku garaacay bambada, kadibna waxaa qarxay bambada oo sababtay dhimashada cunug da’diisa lagu qiyaasay 4-jir, halka kuwa [...]

Uganda:-Seddex Nin Oo Lagu Eedeyey Qarixii Kampala Oo Maxkamad La Soo Taagy….

Uganda:-Seddex Nin Oo Lagu Eedeyey Qarixii Kampala Oo Maxkamad La Soo Taagy….

 
 
 
 
 
 
 
 
Kampala Allkisima)-Maxkamad ku taal dalka Uganda ayaa shalay la soo taagay saddex nin oo lagu eedeeyay falkii argagixiso ee 11-kii bisha July lagu dilay 76 qof oo rayid ah laba qarax oo ka dhacay magaalada Kambala ee dalka Uganda.
Warku wuxuu sheegayaa in saddexda nin ay u dhasheen dalka Kenya, waxayna shalay ka soo muuqdeen [...]

Muqdisho:-M/weyne Sharif Oo Maanta Dib Ugu Soo laabtay Magaalada Muq…..

Muqdisho:-M/weyne Sharif Oo Maanta Dib Ugu Soo laabtay Magaalada Muq…..

 
 
 
 
 
 
 
 
Muqdisho Allkisima)-Madaxweynaha DFKMGS/ Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, eedeynna u jeediyey Malleeshiyaadka al-shabaab meel kasta oo ay joogaan gudaha soomaaliya.
Madaxweynaha oo markii uu soo gaaray aqalka Madaxtooyada saxaafadda  kula hadlay ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab ay dhibaato badan ka wadaan gudaha waddanka Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku adkeeyey [...]

Johannesburg:-South Afrika Oo Laga Yaabo In Ciidamo Isugu Jira Badda & Dhulka U-Dirto Soma….

Johannesburg:-South Afrika Oo Laga Yaabo In Ciidamo Isugu Jira Badda & Dhulka U-Dirto Soma….

 
 
 
 
 
 
 
 Capetown Allkisima)-Dowlada Koonfur Afrika ayaa ka baaraandageysa inay ciidamo isugu jira kuwa badda iyo ciidamo military u dirto Somaliya si loo xoojiyo ciidamada midowga Afrika ka jooga Somaliya ee AMISOM, sidaas waxaa yiri wasiirka difaaca ee Koonfur Afrika gabadha lagu magacaabo Lindiwe Sisulu.
Wasiiradda Difaaca ayaa sheegtay inuusan jirin codsi gaar ah oo uga yimid [...]

Uganda:-Midowga Afrika Oo Sheegay In laba Toddobaad Gudohood Ay Ku Soo Gaarayaan Ciidamadii Dheeriga Ahaa…

Uganda:-Midowga Afrika Oo Sheegay In laba Toddobaad Gudohood Ay Ku Soo Gaarayaan Ciidamadii Dheeriga Ahaa…

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Kampala Allkisima)-Waxaa maanta magaalda Kampala ee Caasimadda Uganda Kulan albaabadu u xiran yihiin ku yeeshey Mas’uuliyiinta Sare ee Midowga Afrika Kulankaas oo ahaa mid daba joogey kii dhawaan halkaa lagu soo gaba gabeeyay isla markaana looga hadlay xaaladaha ammaanka Soomaaliya.
Kulankaas ka-dib ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Saraakiil ay ka mid ahaayeen Wasiirka arrimaha Dibadda [...]

Nairobi:-Dowladda Ingiriiska Oo Markii Ugu Horreysay Sheegtay In Ay Ka Qeyb-qaadaneyso Bur-burinta Al-shabaab-Soma….

Nairobi:-Dowladda Ingiriiska Oo Markii Ugu Horreysay Sheegtay In Ay Ka Qeyb-qaadaneyso Bur-burinta Al-shabaab-Soma….

 
 
 
 
 
 
 
 
Nairobi Allkisima)-Waziirka Cusub ee Dawladda Biritain u Qaabilsan Arrimaha Afrika Henery Birigham ayaa markii u horeeyey ka hadlay xaaladaha ka jira gudaha dalka Soomaaliya.
Mr Birigam oo iminka booqasho ku jooga dalkan Kenya ayaa war bixin siiyay qaar ka mid ah Saxaafadda ka shaqaysa gudaha Magaalada Muqdisho & dalkan kenyaba
Waziirka ayaa sheegey in xukuumadda Ingiriisku [...]

Pakistan:-Ganacsade Bashiir Barre Samatar Oo Ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed Gudaha Hawada Bakistaan…

Pakistan:-Ganacsade Bashiir Barre Samatar Oo Ku Geeriyooday Shil Diyaaradeed Gudaha Hawada Bakistaan…

 
 
 
 
 
 
 
 
Boosaaso Allkisima)-Qaar kamid ah ehelada Bashiir Barre Samatar oo maalintii shalay ku geeriyooday diyaarad ku bur burtay hawada- Waddanka Pakistaan ayaa waxa ay shabakaddan-(Allkisima)-uxaqiijiyeen geerida marxuumka iyadoo markii hore uu mugdi ku jiray ninkaasi ganacsadaha ahaa oo Magaalada Bossaso siweyn looga yaqaanay.
Alle ha u naxariistee Bashiir Barre Samatar ayaa waxa uu kamid ahaa ganacsatada [...]

Massar:-Massar & Sacuudiga Oo Ka Wada-hadlay Arrimaha Murugsan Ee Soma….

Massar:-Massar & Sacuudiga Oo Ka Wada-hadlay Arrimaha Murugsan Ee Soma….

 
 
 
 
 
 
 
Qaahira Allkisima)-Boqor Cabdallaha dalka boqortooyada Sucuudi carabiya oo booqasho ku maraya gobolka bariga dhexe ayaa maalIntii shalay kulan ay yeesheen isaga iyo madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusni Mubaaraka waxaa ay kaga wada hadleen arimaha qaar kamida dalalka Carbeed oo ay Somaliyana ay ku jirto.
Labada masuul oo ku kulmay magaalada loo dal xstago ee Sharm [...]

Kenya:-Baaq Ku-Aaddan Sii Deynta-(Sauldaan Jaamac Suldaan Xassan Ibraahim)-Oo Ku Xiran Puntland…

Kenya:-Baaq Ku-Aaddan Sii Deynta-(Sauldaan Jaamac Suldaan Xassan Ibraahim)-Oo Ku Xiran Puntland…

 
 
 
 
 
 
Garissa Allkisima)-Guddiga beesha Absame ee gobollada Jubbooyinka ayaa shalay shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya baaq u jeediyay maamulka Puntland iyagoo ka codsanaya in la soo daayo suldaan ka beesha Absame Suldaan Jaamac Suldaan Xasan Ibraahim oo dhawaan lagu xiray magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.
Guddiga [...]

NBI:-BILOOWGA 2012 IYO WAJIGA CUSUB EE SIYAASADDA SOMALIA MAXUU NOQON?…

NBI:-BILOOWGA 2012 IYO WAJIGA CUSUB EE SIYAASADDA SOMALIA MAXUU NOQON?…

 
 
 
 
 
 
Nairobi Allkisima)-Sidaan kuqeexnay qoraalkiihore siyaasadda soomaalia waxay isbadashaa markaste oolagaaro labaatan iyo koow sano (21). Haddaba sidaad naga sugayseen qoraalkaan waxaan sikooban ooga hadlaynaa isbadalkii siyaasiga ahaa eedhacay 1991 kaasoo ah midka ilaa iyo hadda socda Ilaahayna aan karajaynayno in uu inaga dhameeyo kahor 2012 inooguna badalo midkheerbadan.
Marlabaad waxaan kacudur daalanaynaa akhristayaasha shareftaleh in [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)