Garowe:-(Allkisima)-Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolka Nugaal ayaa maanta shaaciyey in ay gacanta kusoo dhigeen saddex ruux oo ay ku sheegeen Burcad Badeedda kuwaasi oo ay tilmaameen in ay weerar ku qaadeen Gaari qaad waday oo maraayey meel u dhexaysa Tuulooyinka Sonijoof iyo Libaaxo ee Gobolka Nugaal.
Taliyaha Ciidanka Booliska Booliska ee Gobolka Nugaal (Gaashanle C/raxmaan Xaaji [...]
June 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Istanbul:-(Allkisima)-Mashaqadan ayaa timi ka gadaal markii Koox Tahriibayaal ah ay ka anbabaxeen Dalka Turkiga si ay u gaaraan waddanka Giiriigga oo waddankanla deriska ah.
Dadkan Muhaajiriinta ahaa ayaa sida lagu soo waramay la socday Dooni taasoo la sheegey inay kula qaliban tay wabi ku yaala dalka Turkiga.
Wararkii ugu horreeyey ee shilkaas ka soo baxay ayaa siyaalo [...]
June 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Capetown Allkisima)-Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka Koonfur Afrika mid kalena waa lagu– dhaawacay 2dii duhurnimo ee maanta kadib markii qowleysato ku hubeysnaa bistoolado ay ku weerareen goobtooda ganacsi oo ku taalay tuulada kaliija ee hoostimaada magaalada Cape-Town, waa sida ay u-xaqiijiyeen shbakaddan (Allkisima)-goobjoogayaal ku sugnaa tuulada kaliija.
Burcadda oo ka koobnaa afar ruux [...]
Barkacayaal Hor leh oo maanta duhurradii
Soo gaaray Kismaayo!!!(Allaha U-Gar-gaaro)
Kismaayo Allkisima)-In kabadan laba boqol oo qoys oo barakacayaal hor leh ayaa soo gaaray magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Qoysaskaan ayaa badankood waxay ahaayeen kuwa ka soo qaxay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Markii ay soo gaareen magaalada Kismaayo waxay ku firxadeen [...]
June 29, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Muqdisho Allkisima)-dagaalladaan iyo duqeymahan isbar-bar socday ayaa galabta waxa ay ka dhaceen inta udhaxeysa isgoosyada dabka iyo kan bakaaraha
waxaana dagaaladaani ay udhaxeeyeen ciidamada doowlada kmg somaaliya iyo xoogaga hubeeysan ee kasoo horjeeda kaasi oo xoogiisa ka dhacayey inta udhaxeeysa labadaasi isgooys.
dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxaana qeeybo kamid ah magaalada [...]
June 29, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Boosaaso:_(Allkisima)-Abaabulihii ciidanka Daraawshiishta Puntland Col. Maxamed Salaad Warsame ayaa maanta ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar.
Shilka gaari ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Adisoone oo aan ka fogeyn magaalada Qradho, xarunta gobolka Karkaar, waxaana uu Marxuumku ka yimid marka uu shilka galayey magaalada Boosaaso.
Meydka Taliyaha geeriyooday ayaa isla [...]
June 29, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Nairobi:-(Allkisima)-Ciidamada Booliska Kenya ayaa duhurnimadii maanta xaafada Islii ee Soomaalidu ku badan tahay waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ah oo u dhashay qowmiyadda Oromada.
Ciidanka dilka geystay ayaa xabado ay si kas ah u fureen waxaa ay madaxa kaga dhaceen wiil dhalinyaro ahaa oo ka soo jeeday qowmiyada Oromada, kaasoo ku sugnaa wadada 6 street [...]
From: CABDI XAKIIM COLOW CUMAR <KISMAYO2005@HOTMAIL.COM>
Subject: TACSI INAGGA GARSIIYA Message Body: ANnagoo ah DHAMAAN JAALIYADDA KU NOOL DALKA IYO DIBADIISA GAAR AHAAN DALKA KANADA
Dhammaanteen waxaan Tacsi Udireynaa EHELADDII IYO QARABADDII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM RASHIID XAAJI XASAN(Eenneey) ..waxaana aan ilaah uga baryeeynaa intii uu ka tagay in ilaaheey sammir Iyo Iimaan ka siiyo jannadii Fardoowsana [...]
June 27, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Capetown Allkisima)-Thomas Mueller ayaa 4 daqiiqo gudaheed 2 gool ugu dhaliyay England taasoo u sahashay Germany iney 4-1 ku maasheysay England to 4-1.
Mueller ayaa goolkiisii ugu horeeyay wuxuu ahaa counterattack kaasoo uu dhaliyay daqiiqadii 67aad, hayeeshee 3 daqiiqo kadib ayuu dhaliyay goolkiisii 2aad.
Miroslav Klose ayaa ahaa dhaliyay goolka 1aad kaasoo dhashay daqiiqadii 20aad ee [...]
Kismaayo:-(Allkisima)-Kaluumaysatada ka jilaabata xeebaha aagga kismaayo illaa iyo kooyaamo ayaa ka cabanaya dabaylo xooggan oo xeebaha ka dhacaya
Kaluumaysatada ayaa waxaa ay shabakaddan-(Allkisima)- u sheegeen in laba asbuuc aysan aadin deegaanada jaziiradaha oo markii hore ay ka soo qaadi jireen kaluunka.
Xeebta xaafadda Calanley ayaa lagu arkayaa doonyofaro badan, mid ka mid ah milkiilayaasha oo leh laba doomood [...]
June 27, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »