NICE Allkisima)-Kulan Madaxeedka Waddamada Africa iyo dalka Faransiiska ee 25aad, oo ka furmay magaalada Nice ee dalka faransiiska, ayaa la isku raacay xoojinta ciidamada nabad ilaalinta ee qaaradda Africa ay leedahay.
War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska M/weynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta, ayaa lagu xusay in waxyaabaha Soomaaliya ay ka faa’iidi doonto kulanka [...]
Universal Tv/Muqdiso,oo lagu dhawaaqay in La Xiro
Muqdisho:-(Allkisima)-Mas’uulka ururka Xisbul Islaam uga wakiilka ah gobolka Banaadir Macalin Xaashi Maxamed Faarax ayaa shaaca ka qaaday in ayan aqbali doonin xafiis Universal tv ku leeyahay wadanka Soomaaliya.
Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in ay xirayaan dhamaan xafiisyada Universal tv ku [...]
May 31, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Beledweyne Allkisima)–Ciidamada DFKMGS/ayaa lagu soo- waramayaa iney la wareegeen Gacan ku heynta magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kadib dagaal qaraar ay saaka la galeen Xisbul Islaam.
Dagaalkaan oo bilowday aroornimadii hore ee saaka ayaa inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday hal cunug halka ay ku dhaawacantay haweeney.
Sarkaal u hadlay dowladda KMG oo weerarka ka [...]
May 31, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
NBI Allkisima)-WARGALIN KUSOCOTA MADAXDA SOOMAALIYEED EE (TFG);
Markahore Mudanayaal iyo marwooyin salaansare naga gudooma. Salaan kadib, walaalayaal waxaadtihiin maanta kuwa gacanta kuhaya siyaasadda umadii soomaaliyeed, wanaagayda iyo xumaanteeda waxay kuxirantahay hadba sidaad idinku u isticmaashaan!
Qalad iyo wanaag hadba midkaad doorataan ayay taariikhdu idiinqori. Lagabilaabo markii aad siyaasadda faraha kudhigteen ilaa iyo maanta shacabkiinu waxuu daawanayay [...]
May 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Kismaayo Allkisima)-Wararka maanta Naga soo gaaraya Magaala- madaxda G/J/Hoose ee kismaayo ayaa sheegaya in guddoomiyaha degmada kismaayo (Sheekh Xassan Yacquub Cali)-uu maanta ku dhawaaqay in la guro lacag qaaraan ah oo dib loogu habeynayo waddooyinka soo gala magaalada kismaayo,sida buundooyinka Iyo godadka,oo battay.
Lacagtan qaaraanka ah ayaa waxaa lagu wargeliyey in ay bixiyaan ganacsatada magaalada [...]
May 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Muqdisho Allkisima)-Afhayeenka Maleeshiyaadka Alshabaab Cali dheere ayaa sheegay in ay joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Taleefishinka Universal, kadib markii uu sheegay in uu baahiyey sawir gacmeedyo lagu aflagaadeynayo Nabi Muxammed NNK.
Cali Dheere ayaa sheegay in baahinta sawiradaas ay ka dhigan tahay in dadka la tusiyo in ay furan tahay in la aflagaadeeyo Ras’uulka, waxa [...]
May 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Beledweyne:-(Allkisima)–Af haeenka ciidamada dawlaadda ku meel gaarka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Caga Joof oo xalay saxaafadda la hadlay ayaa wax kama jiraan ku sheegey hadalo shalay ka soo yeerey malleeshiyaadka al-shabaab ee magaalada Beled weyne kuwaasoo sheegay in saraakiil ka tirsan ciidamada dawladda ay u galeen kooxda Al-shabaab.
Af hayeenka ayaa sheegey in hadaladaasu [...]
May 30, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Marxuum/Max’ed Xuseen Cali(Shiikhaaloow).
Nairobi:-(Allkisima)-Tacsi Tiiraanyo Leh/Waxaa maanta Ku geeriyoodey magaalada muqdisho halyeey(Ex-Footballer/Max’ed Xuseen cali(Shiikhaaloow)-Naadiga D/Hoose Muqdisho & qaranka Soomalia,waxaana la xaqiijiyey maanta gelinkii hore inuu wadnaha istaagay.
Marxuumka waxaa halkan Tacsi Uga diraya Madaxa Shabakaddan(Allkisima)-&-dhammaan Bahda Sportiga G/J/Hoose Meel kasta OO ay Joogaan,sidoo kale Waxaan Halkan tacsi uga diraya,Asxaabtiisa Ku sugan Magaaladan Nairobi,Sida:-Macallin Baaskuwaale,Suleymaan Garaar Macallin Beddel,Muxyadiin [...]
Capetown Allkisima)-Ganacsade Soomaliyeed ayaa shalay gelinkii dambe lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay Tuuladda Soonshan gufa oo dhinaca Waqooyi ka beegan magaaladda Pretoria ee dalka Koonfur Afrika.
Dilka ganacsadahaasi Soomaaliyeed ayaa waxaa ka danbeeyay qowlaysato South Afrikaan ah oo ka koobnaa seddex ruux kuwasoo ku hubeysnaa bistoolado xilliga ay weerarka ku qaadeen dukaanka uu [...]
May 29, 2010 | Posted in
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
UK Allkisima)-Madaxweyne Nicolas Sarkozy,iyo dalkiisa France ayaa ku garaacay wareegii ugu danbeeyay Turkey isagoo ku soo reebay wareegii 1aad dalka Italy sidaana ugu guuleystay qabashada tartanka k/cagta ee qaarada yurub European Championship kaasoo lagu madlanyahay 2016.
Codkaan waxaa si sir ah ku bixinayay gudiga maamula UEFA kaasoo u saamaxay in French ay ugu danbeyntii Turkey [...]
May 29, 2010 | Posted in
Ciyaaraha |
Sii Akhri »