Keydka Wararka: April, 2010

Muqdisho:-War Murtiyeed maanta si wada jir ah uga soo baxay 3-da Mas’uul ee ugu sarreeysa/DFKMGS….

Muqdisho:-War Murtiyeed maanta si wada jir ah uga soo baxay 3-da Mas’uul ee ugu sarreeysa/DFKMGS….

Muqdisho Allkisima)-Seddexda mas’uul ee ugu saraysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta soo saaray war saxaafadeed ay mahad celin ugu soo jeedinayeen dowladda Jabuuti iyo Shacabkeeda.
Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo ay hareeraha ka fadhiyaan Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa saxaafada waxa uu [...]

Marka:-Al-shabaab (marka)-Oo Maamul Cusub Uga dhawaaqay Magaalada……

Marka:-Al-shabaab (marka)-Oo Maamul Cusub Uga dhawaaqay Magaalada……

Marka Allkisima)-Maamulkii Al Shabaab ee Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la-kala diray ,waxaana magalada Marka loo magacaabay maamul cusub.
Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan AL Shabab ayaa shalay isugu yeeray qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka & waxgaradka magaalada Marka, waxaana ay u sheegeen in maamaulkii hore laga beddelay magaalada, islamarkaana loo [...]

AUstralia///T A C S I Tiirranyo Leh Dr:-C/Qaadir Xuseen Faar……

AUstralia///T A C S I Tiirranyo Leh Dr:-C/Qaadir Xuseen Faar……

AUSTRALIA Allkisima)-From: Mohamed Ali Warsame(Dhiiga)<dhiigga1@hotmail.com Subject: Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Marxuum Cabdulqaadir Xuseen Faarax. (EX-BANKAARIYO-Xilligii DOWLADDII DHEXE)-Guddoomiyahii Bangiyada (Ganacsiga)-Laamaha Badhaadhe & Degmada (AF-madoow,Marna Laanta Kismaayo).
Marxuum C/Qaadir Xuseen Waxaa uu ku geeriyoodey-(KNH)-ee- Magaalada Nairoobi.(Cispitalka Guud Ee Qaranka Keenya).
Message Body:- Anigoo ku hadlaaya magaca Qurbo Joogta YD ee ku nool Melbourne, Australia. Waxaan si [...]

Muqdisho:-Amisom oo xarun waxbarasho Ka hirgelisay Magaalada…….

Muqdisho:-Amisom oo xarun waxbarasho Ka hirgelisay Magaalada…….

Muqdisho Allkisima)-Ciidmada nabadd-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa iska kaashanaya kor u qaadida aqoonta iyo tayada Waxbarshada Carruurta Soomaalida ee dagaaladu ay saameyeen.
Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamadda AMISOM ee fadhiigu yahay Magaaladda Muqdisho ayaa sahan ay sameeyeen dhowaan ku ogaaday in ay jiraan Carruur badan oo Soomaaliyeed kuwasoo [...]

Virgina:-11-Nin Oo Soomaali Ah Oo Maanta Maxkamad La Soo Taagay…..

Virgina:-11-Nin Oo Soomaali Ah Oo Maanta Maxkamad La Soo Taagay…..

USS Ashland-Ship

Muqdisho:-Guudoomiyaha Ururka Xizbul-Islaam Oo Maanta Shaaca ka Qaadey……

Muqdisho:-Guudoomiyaha Ururka Xizbul-Islaam Oo Maanta Shaaca ka Qaadey……

Muqdisho Allkisima)-Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta shaaca ka qaaday in (Sheekh Axmed Madoobe) uusan kamid aheyn Ururka Xisbul Islaam.
Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam (Sheekh Xasan Daahir Aweys) oo- maanta Shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shirkiisa ku sheegay in Sheekh Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe uusan kamid aheyn Ururkooda.
Sheekha [...]

MUqdisho:-Heshiis Hoosaad La Sheegay Inuu Dhex-maray DFKMGS & Axmed Madoobe…….

MUqdisho:-Heshiis Hoosaad La Sheegay Inuu Dhex-maray DFKMGS & Axmed Madoobe…….

Muqdisho Allkisima)-Waxaa beryahan dambe soo baxaaya warar hoose oo ay shabakadan(Allkisima)-heshay,wararkaas oo tibaaxaya in ay heshiis hoose ay gaareen Waziirkii hore ee Gaashaandhigga DFKMGS & (Axmed Madoobe Islaam)-oo ay maamulka al-shabaab-kismaayo ka xaaraantimeeyeen inuu galo -maagaalada  kismaayo.
Heshiiskaan horu-dhaca ah oo ahaa mid qarsoodi ahaa ayaa waxaa ka mid ahaa qodobada ugu muhiimsan, dagaal labada [...]

Somalia:-Ciidamada Badda Dalka Spain Oo Qab-qabtay Burcad Badeed Soomaali Ah…

Somalia:-Ciidamada Badda Dalka Spain Oo Qab-qabtay Burcad Badeed Soomaali Ah…

Boosaaso Allkisima)-Ciidamada Badda ee dalka Spain ayaa gacanta ku dhigay Kooxo looga shakisanyahay in ay yihiin Burcad Badeeda Biyaha Soomaaliya.
Ciidamada badda Spain ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen 8-nin oo ay ku sheegeen in ay yihiin burcad badeed Soomaali ah kuwaasi oo ay ka qabteen Biyaha Soomaaliya.
Ciidamada badda Spain ayaa sheegay in  gacanta ku [...]

Nairobi:-Kulamo Ay Yeesheen Beelaha Hartiga J/Land & Qodobadii Ka Soo……

Nairobi:-Kulamo Ay Yeesheen Beelaha Hartiga J/Land & Qodobadii Ka Soo……

Nairobi Allkisima)-Waxaa markay taariikhdu ahayd 17/04/2010 ka dhacay magaalada Nairobi kulan ay isugu yimaadeen waxgarad ka soo jeeda deegaanka Jubbada Hoose kana koobnaa Qurba joog iyo guda joog. Wuxuuna kulankaasi ku saabsanaa isu xog waran iyo falanqeeynta arrimaha ka jira hadda iyo mustaqbalka Gobolka Jubbada Hoose. Waxaa wax layska weyddiiye sidii wax loogu qaban [...]

Muqdisho:-Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo La Dejiyey Ex-Bangigii G & Keydka Som….

Muqdisho:-Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo La Dejiyey Ex-Bangigii G & Keydka Som….

Muqdisho Allkisima)-Cutubyo ka tirsan ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta fariisin ka sameystey Xaruntii Bangiga Ganacsiga ee magaalada Muqdisho halkaasi oo dawladu ka rartey dad shacab ah oo bilihi u dambeyey deganaa.
Xukumada kmg ah ayaa shalay si xoog ah banaanka ugu saartey qoys barakacayaal ah oo halkaasi ku sugnaa bilihi la [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)