Allkisima.com

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!
Marka  Allkisima)-Maamulka ka arrimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS.

Horjoogaha Maamulka Al-shabaab ee gobolka Sh/ hoose Maxamed Abuu Cabdalla Idriis ayaa ugu baaqay bukaanada AIDSka qaba in ay is miidaamiyaan oo ay is qarxiyaan, bacdamaa uu sheegay inaysan noolaaneyn oo daawo loo heleyn.

Amarkaas ayay amakaak iyo anfariir la noqotay bukaanadii oo goobtaas isaga huleelay iyadoo goobtii daryeelka ee ka hortaga Aidska albaabada la isugu dhuftay.

Xarunta Isbitaalka Istarliin ee magaalada Marka ayaa in muddo ah waday daryeel ay u fidineysay bukaanada uu haleelay cudurka eediska iyadoo talaabadaan ka horna ay maamulka Shabaab u xireyn xaruntii daaweynta qaaxada oo ay ku eedeeyeen in ay maamulaan hay’ado ay ku sheegeen inay yihiin Kirishtaan.

Talaabadaan ayaa ah mid ku cusub kooxda Shabaab oo aan looga baran in ay xiraan goobaha caafimaadka iyo xarumaha lagu daryeelo bukaanada, walow ay kooxda Xisbulislaam ay iyagu horay albaabada isugu dhufteen una bililiqeysteen Isbitaalka Xaawo Cabdi ee duleedka Muqdisho.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Kenya:-Booliska Keenya Oo Xabsiga U-taxaabay Wariye(Xabiib Suleymaan)-Ka-dib-Markii….
Mombasa  Allkisima)-Booliska dalkan Kenya u qaabilsan la dagaallanka iyo ka hortaga argagixisada ayaa xirey weriye u dhashay dalkan Kenya kaasoo lagu tuhmay ku-lug lahaanshaha qaraxyadii ka dhacay Kampala.

Weriyaha oo lagu magacaabo Xabiib Suleymaan ayaa waxaa lagu xiray magaalada Mombasa xilli uu ka soo baxay howshiisa shaqo, isagoo si nabdoon isugu dhiibay Booliska kadib markii ay ku wargeliyeen inay su’aalo ka weydiinayaan qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Sida ay wararka sheegayaan waxaa weriyaha looga shakiyey inuu gacan ku lahaa qaraxyadii Kampala ka dhacay 11-kii bishii July ee sanadkaan, isagoo lagu eedeeyay inuu maalgelin iyo howl fududeyn u sameeyay dambiilayaashii ka dambeeyay qaraxyada, kuwaasoo badankood haatan ku jira xabsiyada dalka Uganda kadib markii maxkamad la soo taagay oo ay qirteen inay ka dambeeyeen qaraxyada.

Xabiib Suleymaan wuxuu barnaamij soo saare iyo tebiye ka ahaa iddaacadda Salaama oo ah iddaacad ku taala magaalada Mombasa taasoo tebisa barnaamijyo diini u badan, wuxuuna weriyaha si gaar ah isugu hawli jiray sameynta barnaamijyada diinta iyo doodsiinta culimadda Islaamka.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Suleymaan loo soo dhoofiyey magaalada Nairobi si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo, sida laga soo xigtay wargeyska The Daily Nation ee ka soo baxa Kenya.

Qaar ka tirsan saraakiisha booliska oo wax laga weydiiyay xarigga weriyaha ayaa xaqiijiyey xarigiisa, walow ay ka gaabsadeen inay ka warbixiyaan sababaha loo xiray Xabiib iyo sugnaanta eedeymaha loo jeediyey weriyaha.

Sidoo kale qaar ka tirsan saaxibada Xabiib ayaa booliska ka codsaday in la soo daayo weriyaha oo ay sheegeen inuusan aheyn dambiile.

Ma ahan markii ugu horreysay ee Booliska Kenya ay dad u qab-qabtaan qaraxyadii Kampala, waxaa sidoo kale jira dhawr qof oo ay u gacan geliyeen dawladda Uganda si maxkamad loo soo taago.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/NBI.

J/Land:-Dumarka Ku-dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey,Ka-dib…
Kismaayo  Allkisima)-Horjoogaha degmada Maleeshiyaadka (Al-Shabaab-kismaayo) Xasan Yacquub, ayaa amar uu soo saaray kaga mamnuucay haweenka magaalada in ay qeyb ka noqdaan shaqaalaha ku howlan dhismayaasha laga dhisayo gudaha magaalada.

Xasan Yacquub, ayaa sheegay in ka-dib markii loo dhabo galay- shaqooyinka ay hayaan dumarka la go’aamiyay in la joojiyo in dumarku ay shaqaale dhisme noqdaan.

Horjoogaha Shabaabka Kismaayo Xasan Yacquub ayaa xusay in maleeshiyaadka Xisbada Kismaayo ay tillaabo adag ka qaadi doonaan haweenkii ka dhaga adeyga fulinta amarkaan,mana-uusan qeexin sababta dumarka loogu diiday iney howlahaasi qabtaan.

Qaar ka mid ah haweenkaasi oo ay la xiriirtay shabakaddan-(Allkisima)-ayaa sheegay in ay la yaaban yihiin sababta looga joojiyay shaqooyinkooda iyadoo ay jiraan haween ka ganacsada iibinta jaadka gudaha Kismaayo.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Kismaayo.

Muqdisho:-Malleeshiyaadka Taba-barka Soo Dhammeystay Oo Maanta Shacabka Muqdisho Ka Yaabiyey(Ammankaag!!!)Daawo Sawirrada….
Muqdisho  Allkisima)-Malleeshiyaadka uu taba-barka usoo dhammaaday maanta ayaa ka yaabiyey shacabka reer muqdisho waxaana qeybo muqdisho ka mid looga soo dhoweeyey si cajiib ah…(Daawo Sawirrada).

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Muqdisho:-Taba-bar Maanta Loo Soo Gaba-gabeeyey Mallsiyaadka Al-shabaab-Muqdisho & Sheekh C.Dheere Oo..(Daawo Sawirrada)…
Muqdisho  Allkisima)-Maamulka Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab Muqdisho ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay boqolaal ciidan oo soo dhameystay tababaro, iyadoo afhayeenkeedu uu la dardaarmay malleeshiyaadka Cusub.

Malleeshiyada tababarka soo dhameystay oo ay al-shabaab maanta soo bandhigtay ayaa waxaa ay gaaddo ka cayaar ama-(GAARDI)-ka sameyeen xerada Maslax ee ay ka dhaceysay soo bandhigidda malleeshiyada cusub iyadoo Malleeshiyada ay xirnaayeen direys isku mid ah.

Afhayeenka dhaq-dhaqaaqa al-shabaab oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in malleeshiyada hubka ay wataan ay bixiyeen dadka reer Muqdisho, sida uu sheegay, waxaana intaas uu ku daray inay ku faraxsan yihiin waxqabadka shacabka, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Sheikh Cali Dheere ayaa ugu baaqay malleeshiyada tababarka loo soo xiray inay sii wadaan dagaalka ay kula jiraan waxa uu ugu yeeray gaalada iyo murtadiinta, wuxuuna carrabka ku dhajiyey in ay guul ka gareen dagaallada wax yarna ay u dhiman yihiin, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu Dambeyntii xaaladdan ayaa waxa ay ku soo beegmeysaa xilli magaalada Muqdisho ay ka holcayaan dagaallo qaraar oo Shabaabku kula jiraan ciidamada DFKMGS/ iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah, waxaana dagaalladaan ku dhintay 150 dad kor u dhaafaya oo u badan rayid.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Muqdisho:-Booliska DFKMGS/Oo Saaka Xabsiga U-taxaabay Rag La Sheegay In Ay Ka Mid Yihiin(Al-shabaab)…
Muqdisho  Allkisima)-Howlgal ay qaadeen ciidamada ammaanka ee degmada Xamarweyne ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabqabtay dhowr iyo toban qof oo amaanka halis ku ahaa.

Waxaa dadkan lagu eedeynayaa in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-Shabab ee dagalka culus kula jirta Ciidmada dowlada KMG ee Somali kuwaasi oo ku sugnaa guri kuyaala dagmada .

Ragaasi la soo qabtay ayaa waxaa loo taxaabay xabsiga degmada Xamarweyne waxaana gacanta ku dhigay Cali Gaab oo ah Taliyaha ciidmada amanka Degmadaasi .

Taliye Cali gaab ayaa shegay dadkaasi in lagu fulin doono wixii arrintooda uu ka qabo sharciga TFG-da dhawana Warbaahinta loo soo bandhigi doono hadii falka uu ku cadaado .

Ugu dambeyntii Saaka ayaa baaritan culus waxa uu ka socda dhaman Guryaha degmada Xamarweyn iyo Xamar Jajab oo jaar la ah .

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho

Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….
Muqdisho  Allkisima)-Dagaallo culus ayaa saaka dib uga qarxay Degmada Boondhere ee Magalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeya Shabab iyo TFG-da oo ay taageerayaan Ciidamada AMISOM .

Iska hor imaadkani ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka cul-culus waxa uuna haatan dagaalka u sii durkay dhanka Gurigii Maxamed Dhere iyo Daarta Boostada .

Haatan dagaalka waxaa bar bar socday madaafiic lagu garaacayay xaafadaha magaalada Muqdisho sida xaafadaha degmooyinka Wardhiigley, Boondheere, Yaaqshid, iyo Shibis .

Qasaaro lixaad leh baa ka dhashay dagaalkani ka holcaya Muqdisho saakay ilaa iyo shalay Galab balse warar sugan lagama hayo tirada ku waxyeelowday dirirtani .

Dhanka kale Majiraan wax warar ah oo kasoo baxay dhinacyadi dagaalamay balse sacadaha soo socdo ayaa la filayaa in ay ka hadlaan .

Ugu dambeyntii Al-Shabab ayaa u hanqaltagaya qaabkii ay ula wareegi la hayeen Madaxtooyada balse waxaa kaa ka biya diidsan Ciidmada AMISOM oo lagu sheegay tira ahaan lix kun oo Askari .

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Muqdisho:-Madaxweyne Shariif Oo Maanta War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Dastuurka Qabyada Ah Ee SOM…
Muqdisho  Allkisima)-Madaxweynaha DFKMGS/ oo war qoraal ah ka soo saaray dastuurka cusub ee qabyada ah, wuxuuna qoraalka Madaxweynuhu u dhignaa sidan.

Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Goaan ka Gaari kara Heyadaha KMG ah oo Wada Jira.

Muqdisho, Soomaaliya September 4, 2010, Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee Madaxabannaan.

Madaxweynuhu, war-murtiyeed uu siiyey warbahinta, wax uu ku yiri, Dastuur cusub oo Soomaaliya loo sameeyo waa howl qaran oo ahmiyad gaar ah leh, muggeeduna ballaaran yahay, taas oo ay tahay in uu ahaado hab cad oo aan daldaloollo lahayn islamarkaana ku fadhiya sharciyad iyo qaneeco shacab.

Madaxweyne Sheekh Shariif waxaa kale oo uu tilmaamay Si loo helo dastuur dhab ahaan ay Soomaali leedahay, waa in qoraalka qabyada ah uu noqdo mid ay ka dhex muuqato yididiilada iyo danaha shacabka Soomaaliyeed, taasina waxaa lagu gaari karaa ka qeyb-gal dadweyne oo aad u ballaaran.

Madaxweynuhu isagoo aqoonsan dadaalka iyo howsha culus ee uu Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee Madaxbannaan qabtay, wuxuu yiri annagoo og in dastuurkan qabyada ah uu yahay mid sii wanaajinaya Axdigii KMG ahaa, haddana wuxuu u baahan yahay hufid iyo wax ku darid ka yimaada muwaadiniinta Soomaaliyeed, khubarada sharciga, culumada diinta iyo xubnaha baarlamaanka si loo xaqiijiyo inuu ka tujumayo danta iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed.

Isagoo arrintan ka hadlaya, Madaxweynuhu wuxuu soojeediyaya in la sameeyo Guddi Qaran Oo Talo Bixin oo ka kooban Xubnaha Baarlamaanka, khubaro sharci, khubarada dhaqan iyo shacab weynaha.

Naf-huriddii iyo dhiiggii wasiirrada, xubnihii Baarlamaanka iyo dhiigga hadda daadanaya ee shacabkeenna iyo askarteenna ayaa nagu khasbaya in aan dalbanno Dastuur dhammeystiran oo aan ceeb lahayn oo ah mid Soomaalida ka yimid oo danahooda ku qotoma. Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Dhanka kale, Madaxweynuhu isaga oo ishaaraya qaabka loo wejihi karo samaynta dastuur cusub iyo ansixintiisaba waxa uu yiri, Dastuur si uu ku noqdo dastuur Qaran, waa in uu helaa afti dadweyne, waana taa midda laga doonayo xukuumadda in ay waqtigeeda isugu geyso sidii lagu gaari lahaa, furuhuna waa in amniga la sugo.

Haddii taa ay ka hor yimaadaan caqabado waa weyn oo laga garaabi karo, waxaa xusid mudan in waxa hadda ay Soomaali haysato oo afti dadweyne lagu ansixiyey uu yahay Dastuurkii 1960-kii, Haddaba, iyada oo baarlamaanka hadda jira ay adeegsanayaan awoodda uu siiyey Axdiga KMG, ayay Dastuurkii 60-kii ku dari karaan qodobada ka dhammin sida ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo habka maamulka Federaalka ah goaankase waa mid baarlamaanka u yaal. Ayuu hadalkiisa ku daray Madaxweyne Sheekh Shariif.

Ugu danbayntii, Madaxweynuhu, isaga oo ka hadlaya, habka ansixinta dastuurka cusub iyo sidii horey loogu sii socon lahaa marka uu dhamaado waqtiga DFKM ah oo ku eg bisha Ogosto 2011 waxa uu hoosta ka xarriiqay, Dowldda Fadaraalka Ku-meel gaarka, oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada in aanay weli si rasmi goaan uga gaarin habka iyo qaabka dastuurka cusub loo ansixin doono taas oo markii la dhameeyo qoraal Madaxweynaha lagu shaacin doono.

Sida ku cad Dastuurkii 60-kii iyo Axdiga KMG ah, hayadaha dastuuriga ah, gaar ahaan xukuumadda ayaa laga rabaa in ay soo bandhigaan qorshe hawleed, baarlamaanka ayaana sharciyad u haysta in ay sharci ka soo saaraan qaabka dastuurka loo ansixinayo iyo dhammaadka xilliga kala guurka, shuruucdaas oo dhaqan galaya markii uu Madaxweynuhu saxiixo.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Muqdisho.

Egypt:-Dowladda Massar Oo Ugu Baaqday Garabyada Soomaaliya Isku-haya In Ay Is-xak….
Qaahira  Allkisima)-Warar ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya xilligan oo ay dagaalada ragaadiyeen.

War murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda arrimaha Dibadda oo uu ku saxiixnaa wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Masar Amed Abuu Qeeyd ayaa lagu sheegey in loo baahan yahay in soomaalidu is xakamayso si miyir qab lehna u maareyso xaaladaha dhexdeeda ka alloosan.

Wasiirka ayaa farta ku fiiqay in dagaalada ka soconaya gudaha soomaaliya ay gallaafteen nolosha boqolaal Soomaaliyeed.

Abul-Geyd ayaa tibaaxay in xukuumadda Masar ay diyaar u tahay sidii ay u taaeeri lahayd DFKMGS/ iyadoo la dhinac taagan taageerohiil iyo hooba leh.

War murtiyeedkan ayaa sidoo kale lagu shegey in dhawaan dalka Isbeyn lagu qaban doono shir ay ka soo qayb galayaan dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya shirkaas oo inta badan diiradda lagu saarayo taageerada beesha caalamka ee Soomaaliya.

War murtiyeedkan ka soo baxay xafiiska arriamaha dibadda ee dawladda Masar ayaa lagu qeexey in Jaamicadda Carabta oo si weyn indhaha ugu haysa arrimaha Soomaaliya inay shirkaas ka qayb gelin doonto iyadoona looga hadlayo arrimaha soomaaliya ka taagan.

Ma aha markii u horreeyey ee xukuumadda Masar ay ka hadashayu arrimaho soomaaliya waxaana jirey kulamo horey u dhex maray mas’uuliyiinta xukuumdda ku meel gaarka iyo Dawladda Masar dhex maray.

Ugu dambeyntii hadalladan ka soo yeerey wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa imaanaya xilli maalmihii la soo dhaafay ay sii laba jibaarmeen dagaaladii ka soconayay gudaha Magaalada Muqdisho kuwaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhawac soo gaaray boqolaal dad ah.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Qaahira/By/Abukar M.Abdi(Boston).

Uganda:-Laba Nin Oo Cusub Mid Soomaali Yahay Midna Ugandes Oo Shalay Maxkamad La Soo Taagay!!!
Kampala  Allkisima)-Wargeyska ku hadla afka dowladda Uganda ee magaciisa la yiraahdo New Vision ayaa waxa uu qoray in Laba qof oo hor leh la soo qabtey kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta wadanka uganda 11-kii bishii July iyadoo shalay la hor keenay maxkamad ku taala isla magaalada Kampala, kadib markii lagu soo oogay in ay geysteen falal isugu jira argagixiso iyo in ay galaafteen nolosha in kabadan70 qof oo kuwaasoo ku geeriyooday qaraxyadaasi.

Waxaa lagu in labadaasi eedeysane ay dhalasho ahaan ka soo kala jeedaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya, waxaana magacyadooda lagu sheegay Khaliif Cabdi Muxumed oo ah 20 sano jir iyo Yaxye Suleymaan Mbuthia oo isaguna ah 40 sano jir, waxaana la keenay maxkamada, iyagoo gacmaha iyo lugaha ka katiinadeysan waxaana aad loo adkeeyey amaanka maxkamada iyo hareeraheedaba.

Wargeyska ku hadla afka dowladda Uganda ee New Vision ayaa waxaa kaloo uu qoray in muwaadinka Soomaaliga ah ee lagu magacaabay Khaliif Cabdi laga soo qabtay gudaha dalka Soomaaliya, halka eedeysanaha kalana laga soo xiray dalka Kenya kadib markii uuiskaashi dhex maray saraakiisha ammaanka ee labadaasi dal waa Kenya iyo Uganda.

Ugu dambeyntii maxkamada la soo taagay labadaasi nin ayaa loo ogolaaday iney goob-joog ka noqdaan weriyayaasha, saraakiisha dhinaca ammaanka qaabilsan iyo sharci-yaqaano, iyadoo xariga labadaasi qof uu ka dhigayo tirade dadka ku eedeysan qaraxyadii Kampala illaa 34 qof, waxaana raggaasi dib loogu celiyay xabsiga, iyadoo ay galbinayeen 10 gaari oo ay leeyihiin ciidamada ammaanka ee uganda, si markaasi baaritaan dheeri ah loogu sameeyo, iyadoo la filayo in mar kale maxkamad la hor keeno 16-ka bishan aynu ku jirno.

Allkisima News Desk

Diiwaanka Wararka

Xafiiska/Kampala.