Category archives for: Video

SOM-W/Galbeed-Dekadda-Degmada Ber-bera Oo uu Dab-Xooggan Ka kacay!!… & Khasaaro-La Sheegay!!…Video & Warbixin…

Ber-bera🙁Allkisima)-Waxa uu dab xooggan ka kacay goor-dhaweyd koontainer yaala barxada Wajaale ee dekadda Berbera. http:// HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA Koonteenarkan gubanaya ayaan ilaa imika la sheegin waxa sababay dabka qabsaday iyo waxa ku jira toona. Waxaana la tacaalaya bakhtiinta dabka ka kacay Kontainerka shaqaalaha dekadda oo ay ku jiraan kuwa dabdamiska. Xilligan ayaa waxaa sare […]

SOM-Dhaq-dhaqaaqa Al-Shabab-Oo-Baahiyey-Muuqaalka Rasmiga-Ee-Axmed Godane Amiirkoodii-Geeriyooday !..Waa Decomentry-Cajiib Ah!!…Daawasho Wacan…

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/BFtznTMYGtI” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>- Muqdisho🙁Allkisima)-Mu’asasadda Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Dhaq-dhaqaaqa Al Shabaab ayaa Faafisay Filim Documentary ah oo looga qisoonayo halgankii iyo Sooyaalkii Jihaad Ee Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr. Ugu Dambeyntiina Axmed Cabdi Godane oo ay khaarijisay Dowladda mareykanka ayaa dad badan waxa ay ogaadeen in maamullada G/Waqooyi Galbeed Soo maray […]

USA-XUUTI+ISAAQ-LAND-Xuutinyiinta Ka Dagaallama Dalka-YEMEN Oo-Wacad Ku Maray In Ay-Gubayaan-”Isaaq-Land” IYO-AQoonyahan-Soomaaliyeed…Oo!!..+VIDEO+Warbixin!!….

COLUMBUS:-(Allkisima)-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Wareysi uu bixiyey Aqoonyahan C/salam Haji Ismaaciil oo ku sugan Columbus Ohio, Wuxuuna kusoo Bandhigay Arimo badan oo Bulshada Soomaaliyeed ka qarsoonaa, Kuwaasi oo la Xiriira Saldhigga magaalada Ber-bera Uu doonayo Imaaraadku in laga siiyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Halista uu leeyahay saldhigga Military ee Ber-bera ? Dr:-C/salaan ayaa Waxa uu […]

Xayeeysiis

Wararka Laga Faalooday

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)