Muqdisho Allkisima)-Magaalada Muqdisho ee ay dagaaladu ragaadiyeen ayaa waxa ay noqotay meel qiimaha Bini’aadamku uu meeshii ugu hooseesay gaaray.
Dagaallada aan dhamaadka laheyn oo Muqdisho ka dhacaya ayaa waxa ay galaafteen kumaankun qof, halka tiro aad u badanna ay ku dhaawacmeen, kuwaasoo xubnaha jirkooda ee muhiimka ah ku waaya dagaalada iyo duqeymaha ku sii badanaya [...]
September 1, 2010 | Posted in
Maqaallo,
Wararka Somaliya |
Sii Akhri »
Stockholm Allkisima)-
“Xorriyo Nin Geyaa” Goormuu Dhalan?
Faaqidaad-masraxeed darsaysa Riwaayaddii
Xorriyo.
Maxamed D. Afrax
July 05, 2010Hordhac
Rubuc qarni ka hor, xilli Soomaalidu ahayd qaran sharaf iyo haybad weyn ku dhex leh quruumaha dunida ayuu abwaan Soomaaliyeed curiyey riwaayad caan-baxday. Wuxuu magac uga dhigay Xorriyo Nin Gayaa Ha Guursado, markii la soo gaabiyey waxay ku caan [...]
August 22, 2010 | Posted in
Maqaallo |
Sii Akhri »
London:- Allkisima)-Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Kor kiisa ha ahaato,Beryahan qoraalla masoo bandhigin.. Dadka qaar ayaa ila soo xiriiray meela kala duwan, wexeyna I weydiiyeen: Qoraaladii isdaba joogi jirey maxaad u joojisey! Miyaad gurtay? Mase waa gedootey? Mase waxa dhacayaa kuu cuntami waayey oo meel aad ka abbaartaad weli [...]
August 8, 2010 | Posted in
Maqaallo |
Sii Akhri »
Melbourne:-(Allkisima)-Jifo walba waxay laamiga ka dhisatay tuulo u gaara; si ay ugu noqoto xarun iyaga looyaqaan.
Tuulooyinkaas la weegaaray maaha deegaan samaysi iyo magaalo dhisasho midna
ee waa ficil lagu muujinayo jiritaanka gaar ahaaneed ee jifadaas. Si kale haddii loo
dhoho waa ku dhawaaqid dawlad gaara iyo gooni isu-taag ay jifadu isaga soocayso
dadka kale ee dhalashada ama deegaanka [...]
Nairobi Allkisima)-Somali Peace & Progress.
BILOOWGA 2012 IYO WAJIGA CUSUB EE SIYAASADDA SOMALIA MAXUUNOQON?
Siaan saadaal oogabixino sida ee noqoni doonto siyaasada soomaalia ee 2012, bel aan islafiirino taariikhda siyaasadeed ee soomaalia sida ayshaagi. Waxaynu qeexidoonaa afartii isbadal ee soomaray siyaasadda soomaalia lagabilaabo1899-1991. Isbadaladaas waxaynu kabaran sanadkuurada ay iskubadasho siyaasadda soomaaalia. Hadaynu fiirino taariikhda sayaasadeed ee [...]
Unity + Commitment + Compromise = Success
Forget. Forgive. Move Forward
Our actions’ today, determine our nations’ future
Use the past for history, not retaliation. Use the future for building, not destroying.
www.somalipeaceprogress.org
May 6, 2010
Dadweynahayaga soomaaliyeed ee sharefta leh
Assalamu alaikum,
Ogohoreyntii waxaa farxad noo ah in aan ooga mahad celino qofkastoo soomaali ah sida uu ooga xunyahay dhibaatada kudhacday [...]
Xaaladda Soomaalida ku nool Kenya iyo mida Ganacsi. Sidoo kale warbaahinta iyo doorka dowladda Kenya ee Xalka Soomaaliya.
Dalka Kenya waxuu kamid yahay Dalalka dariska dhow la ah Wadankeena Soomaaliya, waxuuna doorfirfircoon uu ku leyahay Siyaasada Soomaaliya, ayadoo dad faro badan oo Soomaaliyeed ay dagan yihiin Wadankaan, sidoo kale waxaa jiro dad Soomaaliyeed oo ku abtirsada [...]