Category archives for: Wareysi

Wareysi Ex-kisima footballer Mr. Iftin Ibraahim Nuur…BY-Haji-Miraaf…NBI.

Wareysi Ex-kisima footballer Mr. Iftin Ibraahim Nuur…BY-Haji-Miraaf…NBI.

Muqdisho-”Rajada Somalia”-(Xusuus-Naqtiin…this story sep-11-2010)-Dhageyso Sheikh Ciise Ahmed Dalabey: Waxaan u sheegayaa Beesha Daarood iney naga kaxeystaan-Dr-Cumar Cabdirashiid A.Sharmaake!!!…

Muqdisho-”Rajada Somalia”-(Xusuus-Naqtiin…this story sep-11-2010)-Dhageyso Sheikh Ciise Ahmed Dalabey: Waxaan u sheegayaa Beesha Daarood iney naga kaxeystaan-Dr-Cumar Cabdirashiid A.Sharmaake!!!…

Muqdisho-(Allkisima)”Waxaan u sheegaya Beesha Daarood iney naga kaxeystaan Raíisalwasaare Cumar, Hantidayadii buu dhacay oo uu Puntland geeyey, Waxaan u sheegayaa beesha Dig iyo mirifle iney Shariif Xasan naga kaxeystaan, Boorsaweynta Hotelada noo jiifa iayana ha naga baxeen ama hanasoo raceeen”  Hadalkaan wuxuu ka mid ahaa khudbad uu jeediyey Ninka layiraahdo Sheikh Ciise Ahmed Dalabey oo sheegtey [...]

YEMEN:-DHAGEYSO Madaxweyne Cabdullaahi yusuf Ahmed oo shacabka Soomaaliyeed u direy Salaantii Ciida

YEMEN:-DHAGEYSO Madaxweyne Cabdullaahi yusuf Ahmed oo shacabka Soomaaliyeed u direy Salaantii Ciida

SANCA:_(Allkisima)-Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yusuf Ahmed Ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan maalinta ciida ee bari ah, Madaxweynuhu wuxuu yiri “Waxaan hambalyo diiran u dirayaa  umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Puntland si ay ciida ugu ciidaan nabadgalyo iyo xasilooni,waxaana u rajeynayaa kheyr iyo barwaaqo” Hoos ka dhageyso dhambaalkii salaanta ciida ee uu madaxweyne [...]

Xayeeysiis

Archives by Tag

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)