Category archives for: Ciyaaraha

Rio De Janeiro:-Pele-Oo Kula Taliyey Neymar In Uusan Ka Mid Noqon Kooxda(Chelsea)….

Rio De Janeiro:-Pele-Oo Kula Taliyey Neymar In Uusan Ka Mid Noqon Kooxda(Chelsea)….

 

 
 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Pele ayaa u sheegay xiddiga da’da yare ee reer Brazil Neymar inuu ku qaldanaan doono hadii uu go’aansado inuu aado kooxda Chelsea si uu ugu ciyaaro horyaalka Premier League.
Chelsea waxey ku soo warantay dhawaan iney dooneyso Neymar, laakiin rugcadaaga Brazil ee Pele ayaa sheegay in 18-sano jirkaasi uusan u diyaar noqon ka ciyaaritaanka [...]

Germany:-Mr:-Robben Oo Helay Abaal-marinta Cayaar-yahanka Ugu Wanaagsan….

Germany:-Mr:-Robben Oo Helay Abaal-marinta Cayaar-yahanka Ugu Wanaagsan….

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Ciyaaryahanka baalka kaga ciyaara Bayern Munich ee reer Dutch Arjen Robben ayaa loo doortay inuu laacibka ugu fiican horyaalka dalka Germalka ee Bundesliga xilli ciyaareedka 2009/10, waxaa abaalmarintaasi siisay wargeyska ugu ciyaaraha ka hadla ee Kicker.
26-sano jirkaasi – oo ciyaaraha ka maqnaan doona 2da bil ee soo socota markii uu muruqa uu dhaawac [...]

Mombasa:-Tartan Ciyaareed K/Cagta Ah Oo Maanta La Soo Gab-gabeeyey(Finale)-Jaaliyadda SOM-(Daawo-Sawirrada)….

Mombasa:-Tartan Ciyaareed K/Cagta Ah Oo Maanta La Soo Gab-gabeeyey(Finale)-Jaaliyadda SOM-(Daawo-Sawirrada)….

 
 
 
 
 
 
Mombasa Allkisima)-Waxaa maanta oo Axad ah taariikhduna ay ku beegantahay 8da bisha August 2010 lagu soo gaba gabeeyey magaalada Mombasa koobka Jaaliyada soomaaliyeed ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya.
Cayaarahan K/Cagta Oo ka Bilaawday magaalada Mombasa taariikhdu  markeey ku-beegneeyd 13ka bisha July 2010ka.
Cayaarhan Oo ay ka qeeybgaleen kooxaha ka dhisan Gobolka xeebta ee dalka [...]

Newyork:-Thierry Henry Oo Sheegay In Mar Dambe Uusan U-safan Doonin Qaranka Dalkiisa Fran….

Newyork:-Thierry Henry Oo Sheegay In Mar Dambe Uusan U-safan Doonin Qaranka Dalkiisa Fran….

 
 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Weeraryahanka kooxda New York Red Bulls Thierry Henry ayaa sheegay inuusan mar danbe u ciyaari doonin xulka qaranka France xitaa hadii macalinka cusub ee xulkaasi Laurent Blanc uu ka codsado inuu dib ugu soo laabto.
Henry ayaa ku dhawaaqay markii xulkiisa uu fadeexad kaga soo haray ciyaarihii koobka aduunka inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga [...]

Sweden:-Wakiilka Zonka 4aad Ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Oo U-hambalyeeyey qaabkii Doorashadii XSKC …!!!

Sweden:-Wakiilka Zonka 4aad Ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Oo U-hambalyeeyey qaabkii Doorashadii XSKC …!!!

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Stockholm Allkisima)-Maxamed Muuse Cabdi (Jabroos) oo ah Wakiilka Zonka 4aad ayaa wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay qaabkii ay u dhacday Doorashadii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta.
“Anigoo ah Maxamed Muuse Cabdi “Jabroos” oo ku hadlaya magaca Zone 4 ee ka kooban J/Hoose, J/Dhexe [...]

Capetown:-(Andres Iniest Oo hambalyo -U-direy(Octopus)..

Capetown:-(Andres Iniest Oo hambalyo -U-direy(Octopus)..

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Andres Iniesta ayaa isagoo kaftamaya wuxuu u mahadceliyay xayawaanka caanka noqday ee Paul ee Octopus markii uu u saadaaliyay Spain iney qaadan doonto koobka aduunka oo ay ka badin karaan xulka Netherlands ciyaartii ugu danbeysay World Cupka Ama koobka- aduunka.
Madaalaha khadka dhexe wuxuu ahaa dhaliyaha goolkii guusha ee waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta [...]

Capetown:-Xaalka Diego maradona Waa Sidee?!!!

Capetown:-Xaalka Diego maradona Waa Sidee?!!!

 
 
 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-macallinka waddanka Arjentina (diego Armando maradona) ayaa weli ka xanaaqsan ka hariddii uu ka haray wadankiisu(World Cupka)-ama koobka adduunka K/Cagta-ee lagu qabtay qaaradda africa.
Argentina ayaa soo bandhigtay ciyaar wanaag tas oo kentay in ay argentina timaado wareega sideeda ee koobka aduunka.
balse waxay rajadoodii mugdi gashay markii , wadanka Germany ku garaacay 4-1 halkaas [...]

Capetown:-Xulka Spain Oo Xalay Ku Maray Dalka(Netherland’s)-1-0……World Cupkana Qaadatay….

Capetown:-Xulka Spain Oo Xalay Ku Maray Dalka(Netherland’s)-1-0……World Cupkana Qaadatay….

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Spain ayaa Taariikhdeeda markii ugu horreysay ku guuleysatay (World Cup-Football)-markii ay 1-0 kaga badisay Netherlands, goolkaasoo uu dhaliyay madaalaha khadka dhexe ee Andres xilli ay ciyaarta oo dhan ka harsaneyd 4 daqiiqo oo kaliyaha waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray taasoo ka dhaceysay garoonka caaalamiga ah ee Soccer City .
Guuldaradaasi waxey u [...]

Durban:-Xulka Spain Oo Xalay Ku Maray Germany 1-0…

Durban:-Xulka Spain Oo Xalay Ku Maray Germany 1-0…

 
 
 
 
 
Capetown:_(Allkisima)-Kooxda Kubbada cagta ee dalka Spain ee heysata horyaalnimada Qaarada Yurub ayaa ciyaartii xalay ee Semi finalka-(World cupka) ee dhex martay iyaga & Germany ku badisay 1-0.
Spain ayaa ciyaarta kama dambeysta waxay la ciyaari doontaa xulka dalka Holland maalinimada Axada soo socota.
Ciyaarta xalay ka dhacday garoonka Durban Stadium ee magaalada Durban ayaa waxaa u soo [...]

Capetown:-Xulka Nethrland Oo 35-Sano Ka DiB Gaaray Fiinaale(World Cup-Football)…..

Capetown:-Xulka Nethrland Oo 35-Sano Ka DiB Gaaray Fiinaale(World Cup-Football)…..

 
 
 
 
 
 
Capetown Allkisima)-Xulka Netherlands ayaa markii ugu horreysay mudo 35 sano ah gaaray taariikhdiisa ciyaarta kama danbeysta ah ee koobka aduunka markii uu 3-2 ku quusiyey Uruguay.
Van Bronckhorst ayaa dhaliyay goolkii 1aad ee ciyaarta daqiiqadii 18aad ee ciyaarta, laakiin Diego Forlan ayaa ka soo guday xulkiisa goolkii lagu lahaa daqiiqadii 41aad kaasoo ahaa goolkii 4aad [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)