Category archives for: Diinta

NBI-Kororso-Aqoontaada Diini & Maaddi-(Su’aalo & Jawaabo)….

NBI-Kororso-Aqoontaada Diini & Maaddi-(Su’aalo & Jawaabo)….

 
 
 
 
 
 
 
Nairobi Allkisima)-Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa idin suurta gelisay shabakaddan(Allkisima)-By/Xaaji Miraaf/NBI.the-webmaster@allkisima.com
1-Su’aal Sheeg Suuradda labo aayadood oo sujuud ah ay ku jiraan?
1-Jawab: Waa Suuratul Xaj, aayadaha 18-aad iyo 77-aad.
2-Su’aal Sheeg xagee buu ku dhamaadaa Rubaca [...]

NBI:-UJEEDDO:-Kororso Aqoontaada-Diini & Aqoon Guud…

NBI:-UJEEDDO:-Kororso Aqoontaada-Diini & Aqoon Guud…

 
 
 
 
 
 
 
Nairobi Allkisima)-Waa barnaamij xiiso badan oo ka koobnaan doono Su’aalo iyo Jawaabo, wuxuuuna socon doonaa inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana soo tabintiisa & Gudbintiisa  idiin suurta gelisay Shabakaddan(Allkisima.cm).
1-Su’aal Sheeg Asxaabigii ugu horeeyey ee ku dhashay Magaaladda Madiina isagoo Muhaajir ah?
1-Jawab: Waxa Weye C/Laahi Bin Zubeyr Rc.
2-Su’aal Sheeg Magaca C/laahi Bin [...]

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-Astaamha Lagu Garto Qiyaamaha…..

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-Astaamha Lagu Garto Qiyaamaha…..

  
 
 
 
 
 
 
 
Mombasa Allkisima)-Nebi Muxammed (NNKH) markii uu dhamaystay Xajkiisii ugu dambeeyey oo ku beegnayd sannaddii 10aad ee Hijriyada ayuu hor istaagey Irridda laga galo Kacbada barakeysan isagoo gacanta ku haya Furihii Albaabkaas, Isla markaana wuxuu Asxaabtii ku ydhi:- MA IDIIN SHEEGAA ASTAAMAHA MAALINTA QIYAAMAHA LAGU GARTO?
Salmaan Faarisi oo ka mid ah ahaa Asxaabta isla [...]

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-CASHARO KU SAABSAN BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAANka….

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-CASHARO KU SAABSAN BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAANka….

 Mombasa:-(Allkisima)- MUXUU YAHAY SOONKU?
Soonku waa bilawga ilaa dhamaad ka bisha 9aad (shacbaan) taariikhda Hijiriyada ee islaamka; sifadiisuna waa in afka laga xirto cunto, biyo, xan, cay, iyo wax alaale iyo waxii danbi keenaya ee kuwaas la halmaala, adiga oo u niyaysanaya cibaado, laga bilaabo fajriga labaad ee aalasayda laguna geeyo ilaa inta qoraxdu ay ka [...]

Mombasa:-(Jimco Wanaagsan)-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 1-aad Nasabkii Rasuulka…

Mombasa:-(Jimco Wanaagsan)-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 1-aad Nasabkii Rasuulka…

 
 
 
 
 
 
 
 
Mombasa:-(Allkisima)-Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood: Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa Cadnaa, waana qayb culimada islaamka oo dhan ay isku waafaqsan tahay isla markaasna la [...]

Makkah:-Sheekh Cambaareeyey Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya……

Makkah:-Sheekh Cambaareeyey Kooxaha Islaamiyiinta Soomaaliya……

Makkah Allkisima)-Sheek caan ah oo u dhashay dalka Sucuudiga oo la yiraahdo Sheekh Salmaan bin Fahad Al Cowda ayaa cambaareeyay kooxaha Islaamiyiinta ee ka jira dalka Soomaaliya, isagoo sidoo kale dhalinyarada Soomaaliyeed uga digay ku- biirista ururadaan ka jira Soomaaliya.
Sheekh Salmaan Al Cowda oo ka mid ah culumaa’udiinka aadka looga qadariyo dunida, gaar ahaan [...]

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 4-aad: DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA (SCW)….

Mombasa:-(Jimco-Wanaagsan)-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 4-aad: DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA (SCW)….

Mombasa Allkisima)-Wuxuu Rasuulka SCW dhashay sannadkii Caamul-fiil, maalin Isniin ah oo bisha Rabbiicul-awal ahayd laba iyo toban, 53 sano hijrada ka hor. Markuu dhashay waxay hooyadiis u cid dirtay awaawgiis Cabdimudhalib oo ay ugu bishaareyneysey dhalashada Nabiga SCW, Cabdimudhalib waa uu bishaareystey wuxuuna tegey kacbada oo uu Alle ku baryey wuuna ku shukriyey, Rasuulka [...]

Mombasa:-Jimco Wanaagsan/Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 3-aad: QODIDDII Ceelka (SAMSAMKA)-IYO NADARKII ABDI MUDHALIB….

Mombasa:-Jimco Wanaagsan/Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 3-aad: QODIDDII Ceelka (SAMSAMKA)-IYO NADARKII ABDI MUDHALIB….

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Mombasa Allkisima)-Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inuu faago ceelka samsamka oo muddo hore duugmay, meel uu ahaana aan la garanayn. Manaamkii ayuu ku weydiiyey meeshuu ceelku ahaa waana loo sheegay. Goortuu hurdadii ka kacay ayuu meeshii tegey isaga oo uu la socdo wiilkiisii Xaarith oo uu markaas carruur ka [...]

NBI/Jimco-Wanaagsan:-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 3-aad: QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB

NBI/Jimco-Wanaagsan:-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 3-aad: QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB

Nairobi Allkisima)-Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inuu faago ceelka samsamka oo muddo hore duugmay, meel uu ahaana aan la garanayn. Manaamkii ayuu ku weydiiyey meeshuu ceelku ahaa waana loo sheegay. Goortuu hurdadii ka kacay ayuu meeshii tegey isaga oo uu la socdo wiilkiisii Xaarith oo uu markaas carruur ka [...]

Boosaaso:-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 2-aad: Dullaankii Abraha ku soo qaaday Kacbada…..

Boosaaso:-Siirada Rasuulka (SCW) Casharka 2-aad: Dullaankii Abraha ku soo qaaday Kacbada…..

Boosaaso Allkisuma)-Abraha oo ahaa nin xabashi ah oo yaman wakiil uga ahaa boqorkii xabashida ayaa markuu arkay sida carabi kacbada ugu xajineyso waxaa galay maseyr markaasuu magaalada Sanca ka dhisay kaniisad aad u weyn isagoo raba inuu carab ka jeediyo xajkii ay kacbada u xajin jireen.
Arrintii ayaa waxaa maqlay nin reer bani kinaana ah [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)