Category archives for: wararka Caalamka

Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….

Muqdisho:-Dagaallo Qaraar Oo Saaka Ka Qarxay Afaafka Hore Ee (Villa Somalia)….

 
 
 
 
 
 
 
 
Muqdisho Allkisima)-Dagaallo culus ayaa saaka dib uga qarxay Degmada Boondhere ee Magalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeya Shabab iyo TFG-da oo ay taageerayaan Ciidamada AMISOM .
Iska hor imaadkani ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka cul-culus waxa uuna haatan dagaalka u sii durkay dhanka Gurigii Maxamed Dhere iyo Daarta Boostada .
Haatan dagaalka waxaa bar bar [...]

Muqdisho:-Madaxweyne Shariif Oo Maanta War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Dastuurka Qabyada Ah Ee SOM…

Muqdisho:-Madaxweyne Shariif Oo Maanta War Qoraal Ah Ka Soo Saaray Dastuurka Qabyada Ah Ee SOM…

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Muqdisho Allkisima)-Madaxweynaha DFKMGS/ oo war qoraal ah ka soo saaray dastuurka cusub ee qabyada ah, wuxuuna qoraalka Madaxweynuhu u dhignaa sidan.
Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Goaan ka Gaari kara Heyadaha KMG ah oo Wada Jira.
 
 

 Muqdisho, Soomaaliya September 4, 2010, Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay [...]

Egypt:-Dowladda Massar Oo Ugu Baaqday Garabyada Soomaaliya Isku-haya In Ay Is-xak….

Egypt:-Dowladda Massar Oo Ugu Baaqday Garabyada Soomaaliya Isku-haya In Ay Is-xak….

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Qaahira Allkisima)-Warar ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya xilligan oo ay dagaalada ragaadiyeen.
War murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda arrimaha Dibadda oo uu ku saxiixnaa wasiirka arrimaha dibadda ee Dalka Masar Amed Abuu Qeeyd ayaa lagu sheegey in loo baahan yahay in soomaalidu is [...]

Uganda:-Laba Nin Oo Cusub Mid Soomaali Yahay Midna Ugandes Oo Shalay Maxkamad La Soo Taagay!!!

Uganda:-Laba Nin Oo Cusub Mid Soomaali Yahay Midna Ugandes Oo Shalay Maxkamad La Soo Taagay!!!

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Kampala Allkisima)-Wargeyska ku hadla afka dowladda Uganda ee magaciisa la yiraahdo New Vision ayaa waxa uu qoray in Laba qof oo hor leh la soo qabtey kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta wadanka uganda 11-kii bishii July iyadoo shalay la hor keenay maxkamad ku [...]

J/Land:-Xiisado Colaadeed Oo ka Aloosan Degmada Afmadoow…

J/Land:-Xiisado Colaadeed Oo ka Aloosan Degmada Afmadoow…

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Afmadoow Allkisima)-Xiisado dagaal ayaa ka taagan deegaano hoosyimaada degmada- Afmadoow  Ka-dib markii Malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ay isku abaabuleen hab-beeleed isla markaasina ay fariisimo ka sameysteen deegaano dhinaca waqooyi kaga began degmada Afmadow.
Horjoogaha Maleeshiyadaan dagaalka u diyaar garoobeysa oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Mursal ayaa khadka taleefanka ugu sheegay shabakaddan (Allkisima)-iney doonayaan iney soo qabtaan [...]

Kenya:-Dowladda Kenya Oo Maanta Ansixisay Dastuurka Cusub Ee Dalka,Kuna Gacanseyrtay Qabashada M/weyne Al-bashiirka Suudaan!!!(Daawo Sawirrada)….

Kenya:-Dowladda Kenya Oo Maanta Ansixisay Dastuurka Cusub Ee Dalka,Kuna Gacanseyrtay Qabashada M/weyne Al-bashiirka Suudaan!!!(Daawo Sawirrada)….

 
 
 
 
 
 
 Nairobi Allkisima)-Waxaa maanta si rasmi ah u dhaqan galay dastuur cusub oo dhawaantan la meel mariyay oo ay yeelatay Jamhuuriyadda Kenya, iyadoo si rasmi ah uu sharci ahaanta dastuurkaasi maanta qalinka ugu duugay madaxweynaha dalka Kenya (Mwai Kibaki.)
Munaasabadda dasuurka cusub oo ahayd mid si weyn loo soo abaabulay ayaa ka dhacday beerta xoriyadda ee [...]

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta 3-Masaajid Kala-wareegay Culumadii Horey…..

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta 3-Masaajid Kala-wareegay Culumadii Horey…..

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Kismaayo Allkisima)-Maamulka Maleeshiyada Al shabaab kismaayo ayaa maanta howl gal ay ka sameyeen Magalada Kismaayo kula wareegay qaar ka mid ah masaajisddada ku yaaala magalada kismaayo oo ay gacanta ku hayeen culumada Ahlu suna wal jamaaca.
Madaxa Tacliinta Maamulka Maleeshiyada Shabaab sheekh Cabdi Naasir Cabdalla Al faysal ,ayaa saxaafadda u sheegay inay maanta la waregeen [...]

Muqdisho:-Faah-faahin Kooban Oo ku Saabsan Qarixii ka Dhacay Hutel-Muna…Daawo-Sawirrada….

Muqdisho:-Faah-faahin Kooban Oo ku Saabsan Qarixii ka Dhacay Hutel-Muna…Daawo-Sawirrada….

 

 
 
 
 
 
 
 
 
Muqdisho:-(Allkisima)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarxii shalay ka dhacay Hotelka muna ee magaalada muqdisho R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kaluumeysiga iyo kheraadka badda dowladda KMG C/raxmaan Maxamed Adan Ibbi  ayaa sheegay in ay halkaa ay ku dhinteen 6 mudane oo ka tirsan baarlamaanka somalia iyo 5 sarkaal.

Arrintu si kastaba ha ahaatee qaraxaasi ayaa ahaa [...]

Sweden:-Tacsi/Marxuum/Cabdi Dacar xaaji Warsame…

Sweden:-Tacsi/Marxuum/Cabdi Dacar xaaji Warsame…

A new comment on the post #1973 “Kenya:-Tacsi/Marxuum Cabdi Dacar Xaaji Warsame….”
is waiting for your approval
http://www.allkisima.com/?p=1973

Sweden:-Author : Maxamed Maxamuud Gurey (IP: 81.232.30.121 , 81-232-30-121-no34.tbcn.telia.com)
Malmo:-E-mail : baashigurey@hotmail.com
URL    :
Whois  : http://ws.arin.net/cgi-bin/whois.pl?queryinput=81.232.30.121
Comment:
Tacsi
إنا لله وإنا إليه راجعـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــون
INAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa tacsidaan diraya dhammaan ehelada ku nool Sweden oo kala ah:
1.        Aadan Mire Cilmi
2.        Maxamed Maxamuud Gurey
3.        Yaasiin [...]

Muqdisho:-Wafdigii DFKMGS/Uga Qeyb-galay Shirkii Addiss-Oo Maanta Ku Soo Laabtay Muqd…(Daawo Sawirrada)…

Muqdisho:-Wafdigii DFKMGS/Uga Qeyb-galay Shirkii Addiss-Oo Maanta Ku Soo Laabtay Muqd…(Daawo Sawirrada)…

 
 
 
 
 
 
 
 
 
Muqdisho Allkisima)-Wafdigii dhawaan ka qeyb galay shirkii ka dhacay magaalada Addiss oo ay yeesheen Madax kamid Ahlu suna waljamaaca iyo Wasiiro ka tirsan DKMG ee soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay magaalda muqdsho Iyadoo ay ka gaabsadeen in ay la hadlaan saxaafadda.

Gen:-Gaafoow Oo maanta wafdiga Ethiopia Ka Yimi wax ka Soo dhoweeyey!!/By/Allkisima-Phot’s/Mogadishu Or-Aden-Adde [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)