Category archives for: Wararka Somaliya

Muqdisho:-Qarax Ka Dhacay Garoonka Aden Cadde Ee Magaalada Muq. & Dhimasho…..

Muqdisho:-Qarax Ka Dhacay Garoonka Aden Cadde Ee Magaalada Muq. & Dhimasho…..

Muqdisho Allkisima)-Duhurnimadii maanta ayaa gaari yar oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey wuxuu ku qarxay afaafka hore ee Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halka weerar kalena uu ka dhacay gudaha garoonka, ayadoo sida la sheegay ay ku dhinteen 8 qof oo isugu jiray dad rayid ah iyo askar.
Dadka dhintay waxaa ku jiray haweeney [...]

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta Mamnuucay In La Iibiyo Qalabka Carruurta Ciidaha Ay….

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta Mamnuucay In La Iibiyo Qalabka Carruurta Ciidaha Ay….

Kismaayo Allkisima)-Maamulka Maleeshiyada, AL-shabaab ee gacanta ku haya Magaalada Kismaayo ayaa maanta soo saaray amar ay ganacsatada Magaalada uga mamnuucayaan in ay iibiyaan Alaabaha ay Caruurta ku ciyaaraan xilliyada Ciidaha.

Mamnuuc in la Iibiyo Qalabka Carruurta ku Cayaaraan!!!.
Sida uu noo soo xaqiijiey wariyaha-(Allkisima.com) ayaa qeexeeysa in wareegto ka soo baxday Xafiiska Horjoogaha Al-shabaab ee degmada [...]

Kenya:-Rai’sul-wazaare Sharma’rke Oo Maanta Booqday Dhaawacyadii Yiillay Agakhan Hospital….

Kenya:-Rai’sul-wazaare Sharma’rke Oo Maanta Booqday Dhaawacyadii Yiillay Agakhan Hospital….

Nairobi Allkisima)-Ra’isul wazaaraha DFKMGS/oo iminka Booqasho ku jooga magaaladan Nairobi ee dalkani Kenya ayaa Maanta booqday Isbitalka ay yaaliin dhaawaca xildhibaanada iyo saraakiisha ciidmada dawladda ee ku dhaawacmay Qaraxii dhawaan ka dhacay Hotelka Muna ee magaalada Muqdisho.
Dr Sharma’arke oo ay booqashadiisu ku weheliyeen Wasiiro iyo Xil dhibaano ka tirsan barlamaanka Soomaaliya ayaa ujeedadoodu ahayd [...]

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta Xabsiga U-taxaabay 7-Dhalliyaro Ah…

J/Land:-Al-shabaab-kismaayo Oo Maanta Xabsiga U-taxaabay 7-Dhalliyaro Ah…

Kismaayo Allkisima)-Maleeshiyaadka kooxda Al shabaab ee gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah dhalinyarada isboortiga oo tiradoodu dhan tahay ilaa 7 kuwaasoo oo laga soo qabtay xili ay ku guda jireen hawlaha isboortiga iyagoo haatan xabsiga magaalada Kismaayo ku jira.
Inkastoo aysan ilaa haatan cadayn sababta rasmiga ah ee [...]

Kismaayo:Booqashadii Maxamed Muuse ee Kismaayo Sep 2009

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!

G/SH/Hoose:-Maamulka Al-shabaab-marka Oo Ugu Baaqay Dadka Cudurka (Aidska-Qaba)-In-Ay Is-miidaamiyaan Bacdamaa Aanay!!!

Marka Allkisima)-Maamulka ka arrimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS.
Horjoogaha Maamulka Al-shabaab ee gobolka Sh/ hoose Maxamed Abuu Cabdalla Idriis ayaa ugu baaqay bukaanada AIDSka qaba in ay is miidaamiyaan oo ay is qarxiyaan, bacdamaa uu [...]

Kenya:-Booliska Keenya Oo Xabsiga U-taxaabay Wariye(Xabiib Suleymaan)-Ka-dib-Markii….

Kenya:-Booliska Keenya Oo Xabsiga U-taxaabay Wariye(Xabiib Suleymaan)-Ka-dib-Markii….

Mombasa Allkisima)-Booliska dalkan Kenya u qaabilsan la dagaallanka iyo ka hortaga argagixisada ayaa xirey weriye u dhashay dalkan Kenya kaasoo lagu tuhmay ku-lug lahaanshaha qaraxyadii ka dhacay Kampala.
Weriyaha oo lagu magacaabo Xabiib Suleymaan ayaa waxaa lagu xiray magaalada Mombasa xilli uu ka soo baxay howshiisa shaqo, isagoo si nabdoon isugu dhiibay Booliska kadib markii [...]

J/Land:-Dumarka Ku-dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey,Ka-dib…

J/Land:-Dumarka Ku-dhaqan Magaalada Kismaayo Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey,Ka-dib…

Kismaayo Allkisima)-Horjoogaha degmada Maleeshiyaadka (Al-Shabaab-kismaayo) Xasan Yacquub, ayaa amar uu soo saaray kaga mamnuucay haweenka magaalada in ay qeyb ka noqdaan shaqaalaha ku howlan dhismayaasha laga dhisayo gudaha magaalada.
Xasan Yacquub, ayaa sheegay in ka-dib markii loo dhabo galay- shaqooyinka ay hayaan dumarka la go’aamiyay in la joojiyo in dumarku ay shaqaale dhisme noqdaan.

Horjoogaha Shabaabka [...]

Muqdisho:-Malleeshiyaadka Taba-barka Soo Dhammeystay Oo Maanta Shacabka Muqdisho Ka Yaabiyey(Ammankaag!!!)Daawo Sawirrada….

Muqdisho:-Malleeshiyaadka Taba-barka Soo Dhammeystay Oo Maanta Shacabka Muqdisho Ka Yaabiyey(Ammankaag!!!)Daawo Sawirrada….

Muqdisho Allkisima)-Malleeshiyaadka uu taba-barka usoo dhammaaday maanta ayaa ka yaabiyey shacabka reer muqdisho waxaana qeybo muqdisho ka mid looga soo dhoweeyey si cajiib ah…(Daawo Sawirrada).

Allkisima News Desk
Diiwaanka Wararka
Xafiiska/Muqdisho.

Muqdisho:-Taba-bar Maanta Loo Soo Gaba-gabeeyey Mallsiyaadka Al-shabaab-Muqdisho & Sheekh C.Dheere Oo..(Daawo Sawirrada)…

Muqdisho:-Taba-bar Maanta Loo Soo Gaba-gabeeyey Mallsiyaadka Al-shabaab-Muqdisho & Sheekh C.Dheere Oo..(Daawo Sawirrada)…

Muqdisho Allkisima)-Maamulka Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab Muqdisho ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay boqolaal ciidan oo soo dhameystay tababaro, iyadoo afhayeenkeedu uu la dardaarmay malleeshiyaadka Cusub.
Malleeshiyada tababarka soo dhameystay oo ay al-shabaab maanta soo bandhigtay ayaa waxaa ay gaaddo ka cayaar ama-(GAARDI)-ka sameyeen xerada Maslax ee ay ka dhaceysay soo bandhigidda malleeshiyada cusub iyadoo Malleeshiyada ay [...]

Photo Gallery

images

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)