Author Archive:

KENYA-M/weyne UHURU-KENYATTA-Garsoorayaasha-Maxkamadda Sare Ee-Dalkeenna-Waa BUR-CAD!!…Iyo-Mr-Raila-Odinga Oo…WARBIXIN & Sawirro…

KENYA-M/weyne UHURU-KENYATTA-Garsoorayaasha-Maxkamadda Sare Ee-Dalkeenna-Waa BUR-CAD!!…Iyo-Mr-Raila-Odinga Oo…WARBIXIN & Sawirro…

NairobiūüôĀAllkisima)-M/weynaha dalka Kiinya Uhuru Kenyatta ee doorashadiisa la diiday ayaa weerar afka ah ku qaaday garsooreyaasha Maxkamada sare ee dalkaasi oo natiijada doorashadii uu ku guuleestay waxbo kama jiraan kasoo qaaday. Uhuru Kenyatta oo taageerayaashiisa kula hadlay suuqa Burma ee magaalada Nairobi ayaa burcad ku tilmaamay guddomiyaha maxkmadda sare dalkani Kiinya, David Maraga iyo garsooreyaasha […]

J/Land-“Kisima”-Bannaanbax-Kismaayo Ka Dhacay & Dad Badan-Oo Xabsiga Loo Taxaabay Sababta-Iyo!!…,Warbixin…

J/Land-“Kisima”-Bannaanbax-Kismaayo Ka Dhacay & Dad Badan-Oo Xabsiga Loo Taxaabay Sababta-Iyo!!…,Warbixin…

Kismaayo:-(Allkisima)_Wararka naga Soo gaaraya Magaalada kismaayo ayaA Sheegaya ¬†in 24kii Saac ee la soo dhaafay Ciidamada Magaalada kismaayo ay Xabsiga Dhigeen Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada Kismaayo. Dadkan ayaa waxaa ay banaan bax ay kaga Soo horjeedaan Sababta ka Dambeysay in Dowladda Soomaaliya ay u gacan geliso Dowlada Itoobiya C/xakiim Sheekh Muuse […]

SOM-Taliyaha NISA Oo Xaqiijiyey In Sarkaal ONLF Ah Loo Gacan-geliyey Dowladda Itoobiya!!…War-Saxaafadeed!….Waa Kuma Sarkaalka??..

SOM-Taliyaha NISA Oo Xaqiijiyey In Sarkaal ONLF Ah Loo Gacan-geliyey Dowladda Itoobiya!!…War-Saxaafadeed!….Waa Kuma Sarkaalka??..

Muqdisho:-(Allkisima)-Taliyaha Hey‚Äôadda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii u horeysay qiray in dowladda wareejisay Sarkaalkii ka tirsanaa ONLF oo maalmo ka hor loo gacan geliyay dowladda Itoobiya. Sanbaloolshe ayaa si lama filaan ah uga dafay Ra‚Äôiisul Wasaaraha su‚Äôaal la weydiiyay oo ku saabsaneyd arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax […]

SOM-J/Land-Maamulka Xilligan Ka-Dhisan Kismaayo oo uu Mr-Axmed-Madoobe Hoggaamiyo Oo-Qado U-Sameeyey R/wasaare Kheyre Iyo-Golihiisa!!….Warbixin & Sawirro….

SOM-J/Land-Maamulka Xilligan Ka-Dhisan Kismaayo oo uu Mr-Axmed-Madoobe Hoggaamiyo Oo-Qado U-Sameeyey R/wasaare Kheyre Iyo-Golihiisa!!….Warbixin & Sawirro….

¬†KismaayoūüôĀAllkisima)_R/Wasaarah X.F.SOMALIA Dr:-Xassan Cali Kheyre iyo xubnaha golaha Wasiirada ee ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa qado sharaf u sameeyey hoggaamiyaha -Maamulka degmada Kismaayo Mr-Axmed Madoobe. ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬†¬† ¬† ¬†Hoggaanka […]

SOM-J/Land-“Kisima”-R/wasaare-Xassan Cali Kheyre Oo Dhagax-Dhigay!!…warbixin & Sawirro…

SOM-J/Land-“Kisima”-R/wasaare-Xassan Cali Kheyre Oo Dhagax-Dhigay!!…warbixin & Sawirro…

Kismaayo:-(Allkisima)-R/Wasaaraha X.F.SOMALIA Dr:-Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee shalay Khamiistii Dhagax dhigay laba dhismo oo lagu wado in laga hirgeliyo Magaalada Kismaayo. Dhismayaashan Cusub ayaa waxaa loogu tala-galay inay ku shaqeeyan Wasaaradaha Beeraha, Kalluumeysiga iyo Xannaanada Xoolaha,Sidoo kale waxaa la qorsheynaya in Magaalada Kismaayo laga hirgeliyo xarun kale oo loo qorsheeyay in dhalinyarada ay […]

SOM-J/Land-“Kisima”-Shirkii-Golaha Wasiirrada D/Dhexe Ee-SOMALIA Oo Go’aamo Laga Soo-Saaray!!…Warbixin Kooban….

SOM-J/Land-“Kisima”-Shirkii-Golaha Wasiirrada D/Dhexe Ee-SOMALIA Oo Go’aamo Laga Soo-Saaray!!…Warbixin Kooban….

KismaayoūüôĀAllkisima)_Shirkii Golaha Wasiirada ee X.F.SOMALIA oo uu shir-guddoominayey R/Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo iyadoo warbixin laga dhageystay hoggaanka Maamulka kismaayo ka jira xilligan lagana soo saaray awaamiir dhanka amniga ah, laguna ansixiyey Sharciyada Waxbarashada Guud ee dalka iyo kan Saxaafadda. Haddaba R/Wasaaraha oo furay Shirka ayaa ka codsaday Mr-Axmed Madoobe inuu […]

SOM-J/Land-Shirka Golaha…… Wasiirrada-D/DHEXE Ee SOMALIA-Oo Kismaayo Ka Furmay!…Warbixin-Iyo Sawirro Horu-dhac-Ah!…

SOM-J/Land-Shirka Golaha…… Wasiirrada-D/DHEXE Ee SOMALIA-Oo Kismaayo Ka Furmay!…Warbixin-Iyo Sawirro Horu-dhac-Ah!…

KismaayoūüôĀAllkisima)-Waxaa goor dhoweyd oo Maanta ah si rasmi ah u furmay Shirkii Golaha Wasiirada ee X.F.SOMALIA Magaalada Kismaayo. Shirka Golaha Wasiirada waxaa shir-guddoominayey maanta R/Wasaaraha X.F.SOMALIA Dr:-Xassan Cali kheyre,waxaana looga hadli doonaa xaaladda SOMALIA. Shirka oo ah kulankii caadiga ahaa ee Golaha wasiirrada ayaa looga hadli doonaa Arimo khuseeya Xaaladda SOMALIA,waxaana goob-joog ka noqon doona […]

QATAR-Heshiis Ay Gaareen Dowladaha-Mareykanka Iyo Qatar Iyo-Xulafada Sacuudiga-Uu Hoggaamiyo…..Oo Aan La Ogeyn In…. Mowqifkooda!!…Warbixin….

QATAR-Heshiis Ay Gaareen Dowladaha-Mareykanka Iyo Qatar Iyo-Xulafada Sacuudiga-Uu Hoggaamiyo…..Oo Aan La Ogeyn In…. Mowqifkooda!!…Warbixin….

DOHAūüôĀAllkisima)-)-Dowladaha Mareykanka iyo Qatar ayaa Talaadadii wada saxiixday heshiis is-faham ah oo ka dhan ah argagixisada, xilli ay weli taagantahay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex Aloosan dalalka Khaliijka. Haddaba Wasiirka arrimaha dibada Qatar Mohammed bin Abdulrahman al-Thani, isagoo garab-taagan REX-Tillerson ayuu xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ku dhawaaqay In heshiiskani uu yahay mid tallaabo […]

SOM-J/Land-Kisima-R/wasaare-Xassan cali kheyre & Wafdi Uu-Hoggaaminayo Oo Kismaayo Soo-Gaaray!!…Warbixin iyo Sawirro…

SOM-J/Land-Kisima-R/wasaare-Xassan cali kheyre & Wafdi Uu-Hoggaaminayo Oo Kismaayo Soo-Gaaray!!…Warbixin iyo Sawirro…

¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† ¬† […]

J/Land-“Kisima”-Wafdi Uu-Hoggaaminayo R/Wasaare Ku-Xigeenka Somalia Oo Kismaayo-Yimi..Warbixin..

J/Land-“Kisima”-Wafdi Uu-Hoggaaminayo R/Wasaare Ku-Xigeenka Somalia Oo Kismaayo-Yimi..Warbixin..

KismaayoūüôĀAllkisima)-Waxaa Goor-dhoweyd Soo Gaaray Magaalada Kismaayo Golaha Wasiirrada D/DHEXE EE SOMALIA. Waxaa xusid mudan oo la filayaa in berri khamiista uu ka dhaco Shir ay yeelanayaan Golaha Wasiirada SOMALIA sida La rumeysanyahay. Wafdigan kismaayo soo gaaray ayaa waxaa hoggaaminayey R.wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Max’ed Guuleed (Khadar). Wafdigaan ayaa hordhac u ah Wafdi kale oo uu […]

Photo Gallery

© 2010 Allkisima.com. All Rights Reserved, Designed by Rasmilink.com(web hosting & Designing)